R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah...

Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliaya waxay ku baaqaysaa inay dagaalka joojiyaan dhinacyada ku dagaalamaya...

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaalamaya Kismaayo ay si dag-dag ah u...

Abaabul iyo dhaq dhaqaaq Ciidan oo Ka Jira Kismaayo iyo dagaal ka socda duleedka...

Sida ay ku soo warramayaan dadka deegaanka waxaa Saaka dhaq dhaqaaq iyo abaabul dagaal laga dareemayaa Gudaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Maleeshiyaadka...

Dowlada Kenya oo sheegtay iney bilaawday Qorshe Dib Loogu Celinayo Qaxootiga Soomaalida

Hay’adda Dowladda Kenya u Qaabilsan Arimaha Qaxootiga ayaa sheegtay in ay bilaawday qorshe dib loogu soo celinayo Qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha Dalkaasi...

Seeraar: “Dagaalka Kismaayo Waxa Uu Udhaxeeyaa Shabaab iyo Raaskambooni”

Afhayeenka Ururka Raaskaambooni C/naasir Seeraar ayaa sheegay in dad uu ku tilmaama Fidna wadayaal ay ka dambeeyaan dagaalkii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta...

Sare u kac ku yimid qiimaha lagu kala iibsado Kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho

Xeebta Muqdisho waxaa haatan kajira dabeylo xoogan, waxaana Xeebta taagan Doomo isku diyaarinaya ineey galaan Badda halkaasna ay kasoo kaluumeystaan. Waxaan Xeebta Curubo kula kulanay...

Latest News

Beesha Caalamka oo soo saartay qoraal ku aadan dagaalka Guriceel

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin dagaalka ka socda Guriceel ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Galmudug oo dhinac...

Galmudug oo gebi ahaanba la wareegtay Guriceel

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka ay gebi ahaanba la wareegeen gacan ku haynta...

Home Warar Ciidamada Ahlu-Sunna oo ka baxay magaalada Guriceel

Ciidamada Ahlu-Sunna ayaa ka baxay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo afartii maalmood ee lasoo dhaafay ay kula dagaalameen ciidamada dowladda iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddi baara kiiska Ikraan Tahliil

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeyay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsaneyd NISA,...

Khilaafka Farmaajo iyo Rooble: 4 arrimood oo xal u noqon kara ismaandhaafka madaxweynaha iyo...

Maxkamadda dastuurka kama jirto Soomaaliya, taasoo ahaan lahayd meesha kaliya ee xal looga raadin karo ama go'aan ka gaari karta khilaafka madaxda...

Ikraan Tahliil: Wararkii ugu dambeeyay ee xil ka joojinta iyo ku soo celinta Fahad...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa "amray in shaqadiisa uu sii wato" Fahad Yaasiin oo xilka madaxada Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya uu ka qaaday Ra'iisul Wasaare...