DAAWO :- FADEEXADA HEESTA FARIIN OO AAY QAADAYAAN FANAANIINTA AHMED ZAKI NASTEEXO INDHO IDIL...

Halkaan Hoose Ka Daawo Heestaan Oo Laxankiisa Lahaa Al Fanaan Abdirahsiid indho oo lagu booday, laguna xusin magaciisa iyo inuu ahaa ninka laxanka heesta...

Yaab: Ex Xildhibaanad Soomaali oo Beenisay inay Gaaloowday

https://www.youtube.com/watch?v=C5GOY8Lv6TY

DAAWO NIN XAASKIISA

https://youtu.be/zfnkE38orAc

BEAUTY

Subscribe to RSS headline updates from: Powered by FeedBurner

DAAWO: Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya

https://youtu.be/B8Wd831gUt4

MUUQAAL:- WARIYE KA TIRSAN TV-GA AL-JAZEERA OO LAGA XADAY MOBILKIISA ISAGA OO BARNAAMIJ TOOS...

Dadka baraha bulshada ku wada xiriira ayaa waxay isla dhex marayeen Video laga duubay wariye ka tirsan TV-ga Al-Jaziira oo isagoo soo tabinaya ciidda...

Latest News

Qaar kamid ah Shacabka oo soo dhaweeyay go’aankii madaxweynaha +Dhageyso

Xilli dhowaan, madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C/laahi Farmaajo uu amray in la furo waddooyinka magaalada ee ciidanka amnigu xireen ayaa qaar kamid...

Soomaalida Zambia oo dhisaya safaaradda Lusaka

Jaaliyadda soomaalida ee ku nool dalka Zambia ayaa dhabarka u ritay mas'uuliyadda dhismaha safaaradda Soomaaliya ee magaalada Lusaka, taasoo uu ka codsaday ra'iisul wasaare...

Ra’isul Wasaare Abiy oo loogu baaqay in uu xaliyo Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo...

Dalka Itoobiya gaar ahaan deegaanada ay wada dagaan Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka socday dagaalo dhiig badan ku daatay oo...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku eedeeyay Maamulka Somaliland in uu ka qeybgalay Shirka Brussels

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Maamulka Somaliland in...

Warbixin: Isbedelka ku dhacay qaar kamid ah goobihii Taariikhiga ahaa ee Xamarweyne

Suuqa degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir wuxuu ka mid yahay suuqyada ugu caansan ee ku yaala magaalada muqdisho, waxaana degmada Xamarweyne ku yaala goobo...

Mareykanka: Soomaalida oo loo kordhiyey sharciga TPS

Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka ee Homeland Security ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Soomaali ah in loo cusbooneesiiyo sharciga TPS-ka loo yaqaanno, oo...