No posts to display

Latest News

Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Coronavirus ee caalamka

Dhawaqa digniinta ee duqeymaha cirka, hoonka maraakiibta, kan gawaarida iyo midka tareennada ayaa laga yeeriyay guud ahaan waddanka Shiinaha, taas oo lagu...

Soomaaliya oo xaqiijisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

Dowladda Soomaaliya ayaa soo warisay in kiisaska cudurka coronavirus ee Soomaaliya ay korodhay. Qoraal kooban oo ka soo baxay...

Mid ka mid ah saraakiil goboleedyadii ugu sareeyey Al-Shabaab oo la dilay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen sarkaalkii Al-Shabaab u qaabilsanaa howl-gallada gobolka Bakool. Qoraal kasoo baxay ciidamada...

Banddow habeen iyo maalin ah oo lagu soo rogay Maka iyo Madiina

Saraakiisha dalka Sucuudiga ayaa banddow habeen iyo maalin ah kusoo rogay magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina si looga hortaggo faafitaanka cudurka...

COVID-19 oo Yurub ku dilay ku dhowaad 40 Soomaali ah

Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub,...

Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarshado xanuunkan

Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay...