No posts to display

Latest News

Ciidamo uu hogaaminayo Abaanduulihii xilka laga qaaday oo gaaray Magaalada Marko

Saaka aroornimadii ayaa ciidamo fara badan oo uu wato abaanduulihii xilka laga qaaday Jen. C/llaahi Cali Caanood waxay gaareen magaalada Marko ee xarunta gobolka...

Xildhibaan C/qaadir Gaafow Maxamuud oo iska casilay Xubinnimadii Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaan C/qaadir Gaafow Maxamuud oo ka mid ahaa Xildhibaanadii sanadkii 2016 laga soo doortay degmada Cadaado ayaa iska casilay xubinnimadii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

In ka badan 2 Milyan oo xaaji oo maanta bilaabaya acmaasha Xajka

Tirada xujeyda sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka ayaa kor u dhaaftay 2 milyan oo xaaji iyadoo boqortooyada Sacuudiga ay dhameysay diyaar garowga arrintaas ku aadan. Maanta...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Hoggaanka Baarista Danbiyada Oo Lagu Sameeyay...

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay xarigga ka jaray Xarunta hoggaanka baarista danbiyada (CID) oo dib u dayactir xooggan...

Kofi Annan oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa geeriyooday isagoo 80 ahaa. Wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaanka madow ah ee qabta jagada ugu...

Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliyeed Ee Dalka Suudaan Oo Lagu Wargeliyay In Ay Si Deg Deg...

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii...