Man United Oo 180 Milyan Euro Ku Maalgashaneysa Paul Pogba Xilli Juventus Ay Ka...
Manchester United ayaa wadar ahaan ku maalgashan doona Paul Pogba adduun lacageed oo gaaraya 180 milyan euro oo ay ku jirto 120 milyan euro...
Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester City Vs Bournemouth: Kevin De Buryne Iyo Bony Oo...
Manchester City ayaa Etihad ku soo dhawaynaysa kooxda Bournemouth ee heerka labaad ka soo dalacday, waxayna Citizens ay kulankan ciyaaraysaa iyada o ay ka...
Warbixin: Chelsea Oo Heshiis Shaqsi Ah La Gaartay Xidig Ay Kula Dagaalameysay Man United...
Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa iney heshiis shaqsi ah la gaartay xidiga khadka dhexe kooxda As Monaco ee dalka faransiiska Tiemoue Bakayoko iyadoo...
Alex Oxlade Chambarlain Oo Qirtay In Laga Yaabo Inuu Isaga Tago Kooxdiisa Arsenal, Muxuuse...
Garabka ree England iyo kooxda Arsenal ee Alex Oxlade CHambarlain ayaa qirtay iney suurogal tahay inuu isaga tago kooxdiisa Arsenal kadib markii uu boos...
Daafaca Barcelona Ee Dani Alves Oo Ku Sii Jeeda China Iyo Blaugrana Oo Badalkiisa...
Sida ay qorayaan saxaafada Spain iyo ingiriiska daafaca kooxda Barcelona ee Dani Alves ayaa xagaagan u dhaqaaqi doono dhanka dalka loo wada qulqulayo ee...
Ingariiska Oo Ka Careysan Go’aankii Ay FIFA Kaga Diiday Inay Xirtaan Ubaxa Ay Ku...
FIFA ayaa ka horjoogsaneysa England iyo Scotland inay maaliyadooda ku sharaxaan ubaxa Poppy ee ay ku xusaan askartii Britian kaga dhimatay dagaalada kulamada Isreebreebka...
Hordhac: Barcelona v Atletico Madrid – Maxaa Kala Heysta Caawa Labada Kooxood Ee Reer...
Atletico Madrid v Barcelona
Kulanka: Lugta 2aad ee wareega 8da Champions League
Lugtii hore: Barcelona 2-1 Atletico Madrid
Garoonka: Vicente Calderon
Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore: Nicola Rizzoli (Italy)
Atlético...
Guus Hiddink Oo Ka Hadlay Xaalada Dhaawaca Eden Hazard Iyo Namanje Matic, Miyey Ciyaari...
Tababaraha kumeel gaarka ah ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa war naxdin leh u sheegay Jamaahiirta Blues kadib markii uu ka hadlay xaalada dhaawaca...
Pep Guardiola Oo Shaaca Ka Qaaday Goolhayehii Uu Kooxdiisa U Ka Codsaday Iney U...
Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa shaaca kaa qaaday inuu xagaagan doonayay goolhayaha kooxda Barcelona ee Marc Ander Ter Stegen ka hor inta...
Neymar Oo Ka Fiirsanaya Inuu Isaga Tago Barcelona & Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala...
in ka yar seddex bilood ayaa ka harsan marka uu furmayo suuqa kala iibsiga xagaagan, xanta suuqa ayaase ah mid aan joogsanin had iyo...
Muxuu Pep Guardiola Ka Yiri Guushii Weyneyd Ay Xalayto Man City Ka Gaartay West...
Pep Guardiola ayaa dareensan in Manchester City ay dib u heshay burhaantoodii bilowgii xilli ciyaareedka iyagoo 5-0 ku xasuuqay kooxda West Ham oo ay...
Hordhac: Real Madrid v Athletic Bilbao – Los Blancos Oo U Dagaalameysa Inay Ku...
Kulanka: Real Madrid v Athletic
Garoonka: Santiago Bernabeu
Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore: Ignacio Iglesias
Iyagoo dhaliyay 11 gool labadii kulan ee ugu danbeysay, Real Madrid waxa...
England Oo Wembley Stadium Ku Garaacday Xulka Qaranka Estonia,Walcott Iyo Sterling Oo Shabaqa Soo...
Xulka qaranka England ayaa Wembley Stadium ku soo dhaweeyay xulka qaranka Estonia kulan ka tirsanaa isreeb reebka Euro 2016. Inkasta oo ay England xili...
Hordhac Kulanka Lugta Hore Ee Wareega 16ka Copa del Rey Ee Barcelona v Espanyol...
Kulanka: Barcelona v Espanyol
Garoonka: Camp Nou
Waqtiga: 10:30pm Saacada Geeska Afrika
Sannadka cusub ee 2016 ayaa socda iyadoo Barca ay wajaheyso markii labaad shan maalmood gudaheed...
Cristiano Ronaldo Oo Qasaariyay Rigooradiisii Afaraad Ee Xilli Ciyaareedkan.
Cristiano Ronaldo ayaa qasaariyay rigooradiisii afaraad ee xilli ciyaareedka iyadoo Portugal ay guuldarro ka soo gaartay Bulgaria kulankii saaxiibtinimo ee xalayto ee marti loo...