RASMI: Isku Aadka Afar Dhamaadka Tartanka Emarites FA Cupka Oo La Soo Saaray Iyo...

Kadib markii ay kooxda Chlesea dhamaystirtay afarta kooxood ee iskugu soo baxay afar dhamadka FA Cupka ayaa haddaba la soo saaray qaabka ay noqon...

Bandhigii Neymar Ee Kulankii PSG Wuxuu U Qalmaa Inuu Ku Hantiyo Abaalmarinta Ballon d’Or

Barcelona waxey sameysay soo laabasho cajiib ah, sidoo kalana taariikh ayey aduunka u dhigtay, balse qof walba wuxuu dareensan yahay in Neymar Junior uu...

Shaki La’aan Barcelona Waxey Sameysay Soo Laabashadii Ebid Ugu Weyneed Taarikhda Kubadda Cagta

Sinaba shaki uma galin kartid in Barcelona ay hubisay hirgalinta taariikhdii ugu weyneed kubadda cagta kadib markii ay 6-1 ku xasuuqeen Paris Saint Germain,...

Hordhac: Barcelona vs Paris Saint Germain – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa...

Barcelona ayaa soo dhaweyneysa Paris Saint Germain iyadoo leh rajo aan sidaas u cago badneyn, sidoo kalana dooneyas iney lama filaan aduunka ka dhigaan waase...

Guardiola Oo Ugu Dambeyn Daaha Ka Qaaday Mid Ka Mid Sababaha Uu Manchester City...

Tababare Pep Guardiola ayaa amaan ballaaran usoo jeediyay kubad sameeyaha gabalkiisa sii dhacayo ee David Silva isagoo ku sheegay inuu yahay mid ka mid...

Sanchez → PSG, Allegri → Arsenal & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Paris St-Germain ayaa hogaamineysa loolanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez, kaas oo 28-jir ah. (Daily Mirror) Wenger ayaa sidoo kale diyaariyay qorshaha uu...

55-Maalmood Oo Uusan Hal Kulan Dhameysan – Maxaa Ka Qaldan Andreas Iniesta

Andreas Iniesta kaliya wuxuu ciyaaray 130-daqiiqo 9-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka La Liga, waxaana ugu dambeysay January 8th inuu kulan dhameystirto 90-daqiiqo wuxuuna...

WARBIXIN: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Xidigaha Ganaaxa...

Waxaan ka nasan doonaa kulamadii badnaa ee horyaalada dadlka Yurub waxaana markaliya dareenka lagu soo jeediyay tartanka xiisaha badan ee Champions Leaque-ga oo markale...

Halkee Ayuu Alexis Sanchez Ka Aadi Doonaa Arsenal? Shan Kooxood Oo Saf Ugu Jira...

Alexis Sanchez ayaa u muuqda mid ka tagaya Arsenal xagaagan ka dib markii uu isaga baxay tababarka kooxda iyadoo kursiga krydka lagu soo bilaabay...

Marcelo Oo Ku Eedeeyay Ciyaartooyda Real Madrid Iney Is Dhigteen kadib Barbaro Kale Oo...

Marcelo ayaa ku eedeeyay Real Madrid iney ku fashilmeen iney garoonka ku soo bandhigaan qorshe ciyaareedkooda kadib markii ay xalay markale barbaro ay si...

Muxuu Tababare Zidane Ka Yiri Casaankii Gareth Bale & Barbarihii Ay Real Madrid Ka...

Casaan uu qeybtii labaad qaatay Gareth Bale ayaa gaarsiisay Real Madrid inay halis u gasho in laga badiyo kulankii xalayto ay la ciyaareen Las...

Maxay Tahay Sababta Uu Zlatan Ibrahimovic Ku Diidan Yahay Inuu Qandaraaska U Kordhiyo Man...

Zlatan Ibrahimovic ayaa doonaya inuu Manchester United ka helo qandaraas labo sanadood ah oo cusub inkastoo uu xili horeba ka weyn yahay da’da 35...

Amakaak Ayaan Afka La Taagnay” Siduu Noqday Dareenka Ciyaartooyda Barcelona Markuu Luis Enrique U...

Luis Enrique ayaa ka yaabsaday ciyaartooyda Barcelona ka dhigay kuwo aanan hadli karin kadib markuu ku wargeliyay inuu isaga tagayo shaqadiisa kooxda Barcelona kadib...

Hordhac: Huddersfield v Manchester City – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Wareega Shanaad...

Manchester City ayaa wali ka walaacsan xaaladda caafimaad ee weeraryahankooda da’da yar Gabriel Jesus kaas oo durba ka mid noqday xidigaha loogu jecel yahay...

Hordhac: Wolves v Chelsea – John Terry Oo Laga Yaabo Inuu David Luiz Ka...

David Luiz iyo Marcos Alonso ayaa laga yaabaa in la nasiyo kulanka ay kooxda hogaamineysa horyaalka la ciyaareyso Wolverhampton Wonders kulan ka tirsan wareega...
- Advertisement -

Latest article

Guddoomiye Mahdi oo beeniyay in Dagaal uu ka dhacay Caabud-waaq

Maamulka Degmada Caabdud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa beeniyay in Dagaal uu ka dhacay Degmadaasi, kadib markii warbaahinta qaar ay baahiyeen in Dagaal uu ka...

Farmajo iyo Kenyatta oo ku shiray Nairobi

Madaxweynaha Dalka Kenya  Uhuru Kenyatta ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxmae dCabdullahi farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya. K ahor...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Baarlamaanka ka codsaday meel marinta wasiirrada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta ka qeyb gelayay banaanbax lagu taageerayay golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in Baarlamaanka...