Tartan Isboorti Oo Lagu Maamuusayay Maalmaha Ciida Ayaa Lagu Soo Gabagabeeyay Dagmada Kaaraa

Tartankan oo ahaa mid todobaadkan ka soconayay garoonka Kubada Cagta Qoob-dooro ee Degmada Kaaraan iyadoo ay ku tartamayeen degmooyinka gobolka banadir. Ujeedka Tartan ciyaareedka ayaa...

Kadib Markii Uu Sir Alex Ferguson Uu Sheegay In Uu Afar

Buuga cusub ee uu qoray tababarihii hore ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayuu ku sheegay inuu afar ciyaartoy oo heer caalami...

Somali Athlete resumes training in London after escaping lawless country.

AFTER YEARS OF living in constant fear, Somali Athlete Abdishakur Nageye Abdulle, AKA Cir-Daye, has now resumed his training sessions in London, where he...

Robert Lewandowski waxa uu daneynayaa Spain waxa sidaas yiri wakiilkiisa.

  Robert Lewandowski ayaa inkastoo uu haatan kula jiro Bayern Munich kaasoo dhacaya bisha June 2019 ayuu wakiilkiisa poo lagu magacaabo Cezary Kucharski sheegaya inuusan...

Swiss oo dacwad ku furtay Blatter

Mas'uuliyiinta Swiss, ayaa ku dhawaaqay inay dacwad ku fureen Sepp Blatter, madaxweynaha xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA. Xafiiska xeer ilaaliyaha guud, ayaa sheegaya inuu baarayay...

Neymar Jr Oo Xaqiijiyay In Wada Hadalo Uu La Yeeshay United

Weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar ayaa xaqiijiayay inuu wada hadalo la yeeshay kooxda Manchester United si uu ugu dhaqaaqo Old Trafford intii lagu guda jiray...

Pep Guardiola Oo Isaga Baxay Shirkiisa Jaraa’id

P Macalinka ree Spain ee Pep Guardiola ayaa isaga baxay shirkiisi jaraa’id ee maanta oo jimca ah ee uu qabanayay kulan ay kooxdiia beri oo...

Rodgers Oo Ka Hadlay Wararka Xanta Ah

Tababaraha Liverpool ayaan wax dareen ah siin doonin wararka xanta ah ee shaqadiisa la xiriirinaya Jurgen Klopp wuxuuna garwaaqsaday iney muhiim tahay in Reds...

FA-ga Ingiriiska Oo Doonaya Iney Pep Guardiola

Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska xiriirka FA-ga ayaa doonaya iney Pep Guardiola ka dhigaan macalinka xiga ee xulka Ingiriiska si uu badal...

David Silva Oo Seegi Doona Kulanka

Kubad sameeyaha kooxda Manchester City David Silva ayaa seegi doona kulanka ay kooxdiisa la ciyaari doonto Tottenham Hotspur sabtida kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Silva...

Roberto Firmino Oo Laga Saaray Xulka Brazil

Roberto Firmino ayaa laga saaray xulka qaranka Brazil ee bisha soo aadan ciyaari doona kulamo ka tirsan isreeb-reebka koobka Aduunka 2018 ee qaarada Koonfurta...

Real Madrid Oo Guul Dahabi Ah Ka Soo Gaadhay Atheltic Bilbao,Karim Benzema Oo Laba...

Kooxda Real Madrid ayaa guul dahabi ah ka soo gaadhay dhigeeda Atheltic Bilbao oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda San Mames, Real Madrid ayaa...

Stoke City Vs Chelsea, Manchester City Vs Crystal Palace Iyo Isku Aadka Capital One...

Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega afraad ee Capital One Cupka. Wareega afraad ayay ku tartami doonaan 16 kooxood oo ka soo...

Arsenal Oo U Soo Baxday Wareega Afraad Ee Capital One Cupka, Gunners Oo White...

Arsenal ayaa u soo baxday wareega afaraad ee Capital One Cup-ka kadib markii ay White Hart Lane ku soo garaacday kooxda Tottenaham. Arsenal ayaa...

Messi Oo Iloobay In Uu Ahaa Kabtankii Barcelona Ee Kulankii Levante

Messi ayaa iloobay biloowgii kulankii Levante ee wareegga 4-aad ee horyaalka Spain in isaga uu ahaa kabtanka Barca ee kulankaas. Messi ayaa biloowgii bilaaashada ciyaarta...
- Advertisement -

Latest article

Muslimiinta Kanada oo loo Digay Maalinta Ciida

Jabhad hubeysan oo ay sameeysteen xagjir cadaanka Kanada kana soo horjeedo Muslimiinta ayaa looga dhawaaqeygobolka Alberta oo ah mid ka labaad ee Soomaalida ugu...

Erdogan: Shuruudaha Qatar lagu xidhay sharciga caalamiga ah ayey lid ku yihiin

Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa yidhi shuruudaha ay Qatar ku xidheen dalalka Gacanka ee ay jaarka yihiin waa kuwo ka hor imanaya sharciga...

Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre “Waxaan rajaynayaa in farxadda ciiddu ay adkayso midnimada iyo walaaltinimada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah...