Arsenal oo shaacisay in Welbeck uu maray qaliin jilibka ah mudo koobana uu garoomada...

Arsenal ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahankeeda Danny Welbeck uu maray qaliin dhanka jilibka ah kadib markii uu ka soo kaban waayay xanuuno isu...

Kaka oo amaanay Balotelli, wuxuu awoodaa inuu Milan awoodiisa kor ugu qaado

  Xiddigii hore ee kooxaha AC Milan iyo Real Madrid Kaka ayaa sheegay in xidiga kooxda AC Milan Balotelli uu dib u soo noqo doono...

Liverpool oo xidiga da’da yar ee heer Nigeria Taiwo Awoniyi si rasmi ah ula...

Kooxda Liverpool ayaa soo bandhitay xidiga da’da yar oo la soo wareegtay Taiwo Awoniyi ,iyadoo xidigaan ka kor qaaday kooxaha Porto iyo Monaco. Taiwo Awoniyi...

Maxa tahay sababta hakadka galisay in De Gea uu ku biiri waayo kooxda Real...

Goolhaye De Gea ayaa sheekadiisa si weyn looga hadal haayaa maanta jaraaidyada isboortiga ee caalamka gaar ahaan kuwa England iyo Spain iyadoo xidigaan inuu...

Xulka Qaranka Ee Cayaaraha Fudud Oo Congo Uga Qeybgalaya Ciyaaraha All African Games 2015+Sawirro

Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka Ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha...

Somali Govt jubilant at youth tourney organization

The federal government of Somalia has expressed a feeling of great happiness and triumph over the organization of the yearly youth soccer tournament, which...

Latest News

Su’aalaha aan wali jawaabaha loo helin ee ku saabsan weerarkii xabsiga Boosaaso

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa ka digay in aanan la isku fiirsan weerrarada uu sheegay inay soo qaadayaan waxa uu...

Doorashada Jabuuti: Sababta uu Geelle markii shanaad ugu tartmaya doorashada

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxaya xilka madaxtinnimada doorashada bisha soo socoto dalkaasi ka...

Waa sidee Xaalada Muqdisho, kaddib dib u dhicii ku yimid banaan bixii Mucaaradka

Xaalada Muqdisho ayaa saaka ah caadi, iyadoo dib u furmay dhammaan waddooyinka muhiimka ahaa ee magaalada oo shalay ciidamada amniga la soo...

AFRICOM oo ka Warbixisey Weerarada Africa

Warbixin qiimayn ah oo ka soo baxday Taliska Ciidamada Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa faahfaahin ka bixisay weerarada ay ciidanka maraykanku ka...

Maxay tahay sababta uu u baaqday mudaharaadkii Daljirka Dahsoon?

Golaha Musharraxiinta Mucaaradka ayaa sheegay in ay hakiyeen dibadbax ay qorsheynayeen in ay maanta oo Sabti ah ku qabtaan Magaalada Muqdisho kaddib...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxii caawa Muqdisho ka dhacay oo ay dad badan ku dhinteen

Faahfaahino hor dhac ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoog leh oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada...