Allah u naxriisto Marxuum Cabdiraxmaan Cali Sheekh

Anagoo kala ah: 1. Cali Macow Xaaji (Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida ee Dalka China) 2. Sid Cali (Guddiga Jaaliyada Soomaalida ee Dalka China) 3. Cabdinaasir Macow (Guddiga Jaaliyada Soomaalida...

Marxuum Guled Mohamed Aden oo geeriyoodey

Fadlan halkan riix si aad tacsi  ugu dhaafto bogga tacsida   Guled Mohamed Aden, the son of Mohamed Aden Jama and Abdia Shiek Ahmed returned to...

Dowladda Federaalka oo mooskii ugu badnaa ka dhoofisay dekeda Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mooskii ugu badnaa muddo Toban sano ah ka dhoofisay Dekeda Muqdisho, iyadoo loo dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaaraadka Carabta. Wasiirka Beeraha...

MARXUUM G/le Sare Duuliye Maxamed Cabdulqaadir Cilmi “Shuxle”

Sarakiisha magacoodu hoos ku qoran yahay & Guud ahaan Talisyadii Guud ee Ciidammadii Qalabka Siday ee Somaaliya iyo gaar ahaan Ciidankii Cirka ee Xoogga...

Buug cusub ee Halgankii SYL & SNL

Buug cusub oo uu qoray Dr. C/qaadir Cali Boolaay.  Buuggan wuxuu ka sheekeynayaa marxaladihii kala duwanaa & halgankii dheeraa ee dadka Soomaaliyeed ay u...

Marwooyinka Madaxweynaha Iyo R/wasaaraha Oo Fanaanada Hibo Nuura Xaflad Sagootin Ah Ugu Sameeyay Xarunta...

Xaflad lagu sagootinayo fanaanada Hibo Nuuro oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ay ka mid aheeyd ku xigeenka Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada ayaa...

Allah u naxriistee Muumin Caanooy

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed Mudane Cali Macow Xaaji Asagoo ku hadlaaya dhamaan magaca Jaaliyadda Soomaliyeed magaalada Guangzhou ee wadanka China. Waxaan dhambaal Tacsiyo u direenaa...

Allah u naxriisto Dr. Shariif Cali Zeyn oo ku geeriyoodey magaalada Ottawa, Canada

Waxaa magaalada Ottawa ee dalka Canada ku geeriyoodey Allah u naxriistee Dr. Shariif Cali Zen.  Marxuunka wuxuu ka mid takhaatiirtii ugu horeysey ee ka...

Wasiir Diini: “Horumar waxaan gaari karnaa markaan dib u dhisno Ciidanka Qaranka”

Muqdisho, July 31, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha iyo...

Ibrahim Sufi for Mayor – Clarkston, Georgia

Ibrahim Sufi is a husband, father, entrepreneur, business owner and engineer who is committed to facilitating academic, economic and social progress locally and abroad....

Update on Operation Jubba Corridor

On 19 July 2015, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) announced the resumption of active military offensive operations against the Al Shabaab. This...

Aljazeera News

Click for "Aljazeera News". Powered by RSS Feed Informer

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!

War Murtiyeed ay wadajir us soo saareen Madasha Midnimada D. iyo Isbaheysiga Qaranimada iyo...

Iyadoo MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADU (MMD) tahay Madal iyo Dallad siyaasadeed oo ay ku bahoobeen Ururro Siyaasadeed, Siyaasiyiin iyo xubna ka tirsan Baarlamaanka Dawladda...

Latest News

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la...

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaal ee Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag logu cambaareeyay weerar gentaal...

Xukuumadda Itoobiya: “Xor baan u nahay arimaheenna gudaha”

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay tacaddiyada iyo xaaladda bani'aadannimo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka...

Cali Wajiis: “Farmaajo waa lagu dambaabaya”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hey’adda culumada Soomaaliyeed, isla markaana aad u taageera madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo,...

Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka...

Ra’iisulwasaare Rooble oo iyo beesha Caalamka oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay...