Madaxweynaha oo aqbalay soo jeedintii Golaha Wasiirada kuna baaqay in horumarka iyo isbedelka la...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta aqbalay soo jeedintii Ra’iisul Wasaaraha ee Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban shaqsiyaad khibrad iyo...

Odayaasha Baydhabo oo ku kala qeybsamay hadalkii Madaxweynaha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, oo dhawaan wareysi bixiyay, ayaa waxa uu sheegay in Odayaasha Baydhabo ku shiraya ay samaystaan maamul ka kooban 3...

Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhigga Oo Sheegay In La Xalliyay Colaaddi U Dhaxeeysay Beelo Ku...

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga ee xukuumdda Soomaaliya ayaa sheegay in lagu guuleeystay xallinta shaqaaqooyin ka dhacay gobolka Gado, isagoo intaa ku daray in la...

Maamulka Jubba oo la kulmay booliska AMISOM

Maamulka KMG ah ee Jubba iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan booliska AMISOM ayaa kulan looga hadlay adkaynta ammaanka ku yeeshay magaalada Kismaayo. Madaxweyne ku-xigeenka...

Wasiirka Kheyraadka Dalka oo Maanta ku soo laabtay Dalka, Kana Warbixiyay Socdaalkiisa

Wasiirka Kheyraadka Dalka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo uga maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta...

Goobihii Ganacsiga Nairobi oo albaabada la isku dhuftay iyo qab qabsho socota

Wararka saakay naga soo gaarayo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in howlgalo culus ka socda xaafadaha Soomaalida ku badan yihiin ee...

Marxuum Guled Mohamed Aden oo geeriyoodey

Fadlan halkan riix si aad tacsi  ugu dhaafto bogga tacsida   Guled Mohamed Aden, the son of Mohamed Aden Jama and Abdia Shiek Ahmed returned to...

War Murtiyeed ay wadajir us soo saareen Madasha Midnimada D. iyo Isbaheysiga Qaranimada iyo...

Iyadoo MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADU (MMD) tahay Madal iyo Dallad siyaasadeed oo ay ku bahoobeen Ururro Siyaasadeed, Siyaasiyiin iyo xubna ka tirsan Baarlamaanka Dawladda...

Videos

 

Golaha Wasiirada oo shir xasaasi oo arrimo kala duwan looga hadlay maanta ku yeeshay...

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa shirkoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana shirkan looga hadlay arrimo badan oo quseeya xaalada dalka, iyadoo Wasaaradaha...

Marwooyinka Madaxweynaha Iyo R/wasaaraha Oo Fanaanada Hibo Nuura Xaflad Sagootin Ah Ugu Sameeyay Xarunta...

Xaflad lagu sagootinayo fanaanada Hibo Nuuro oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ay ka mid aheeyd ku xigeenka Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada ayaa...

Qaraxyo siyaabo kala duwan oga dhacay Kismaayo

Qaraxyadan oo ahaa Bambanada gacanta laga tuuro ayaa Kooxo hubeysan waxaa ay ku weerareen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka KMG ah ee Juba kuwaa...

Kenya oo markale soo cusbooneysiisay damaceedii badda Somaaliya

Qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa dalka Kenya ayaa shalay bogagooda hore kus oo daabacay in dowladda Kenya ay ku rajo weyntahay...

Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno,...

Latest News

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la...

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaal ee Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag logu cambaareeyay weerar gentaal...

Xukuumadda Itoobiya: “Xor baan u nahay arimaheenna gudaha”

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay tacaddiyada iyo xaaladda bani'aadannimo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka...

Cali Wajiis: “Farmaajo waa lagu dambaabaya”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hey’adda culumada Soomaaliyeed, isla markaana aad u taageera madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo,...

Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka...

Ra’iisulwasaare Rooble oo iyo beesha Caalamka oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay...