No posts to display

Latest News

Guddoomiyihii guddiga amniga baraalamaanka K/G oo lagu dilay Baydhabo

Waxaa maalinkii labaad magaalada Baydhabo ka socdaa dibadbaxyo rabshado wata oo looga soo horjeedo xiritaanka Mukhtaar Roobow(Abuu Mansuur).

Sii hayaha Madaxweynaha K/Galbeed oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo

Sii hayaha Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaas oo goor dhow warbaahinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa...

Aqalka Sare oo Guddi u saaray xalinta kala fikir duwanaanshaha u dhaxeeya Hey’adaha Fulinta...

Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi xalaya kala fikir duwanaanshaha ka dhextaagan Hey’adaha Fullinta iyo Golaha Shacabka.

Shacab careysan oo maalintii labaad Rabshado ka dhigaya Baydhabo

Rabshado looga soo horjeedo xariga dowlada federaalku u geysatay mukhtaar Roobow abuu Mansuur ayaa saaka maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo.

Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku kala saxiixday shan heshiis iyo Sedex is-afgarad oo khuseeya arrimha maalgashiga, ganacsiga iyo kobcinta dhaqaalaha.

Xiisad siyaasadeed oo weli ka taagan Muqdisho

Xaaladda Siyaasaddeed ee dalka ayaan wali deganayn, waxaana uu khilaaf ka dhex jiraa xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya. Waxaa shaley ilaa...