Gudiga Amniga Qaranka oo amar ku bixiyay in la soo qabto Gudoomiyihii degmada Balcad

Gudiga Amniga Qaranka oo shir gaar ah ka yeeshay shaqaaqadii ka dhacday degmada Balcad ayaa ku amray in la soo qabtay Gudoomiyihii degmada Balcad...

Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno,...

Dr. Abdirahman D. Beileh oo ka gudoomay Safiirka cusub ee dowladda Burundi koobi ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka gudoomay koobi ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Joseph Nkurunziza...

Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay guulo ka sheegteen dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan...

Ururka Alshabaab oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay gobolka Bakool Afhayeenka dhanka howlgalada ee ciidamada Alshabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in ciidamo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Soomaalida ee Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay jaalliyadda Soomaaliyeed ee deggan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Kulanka ayaa inta badan looga wada...

Safaarada Soomaalida ee Kenya oo war kasoo saartay dadka aan sharciga lahayn…

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Ambasador Cli Ameeriko, ayaa sheegay in Soomaalida aan sharciga lahayn ee maalmihii ugu danbeeyay lagu qab qabtay Islii...

Caasimada Kenya ee Nairobi oo xaley lagu diley Wiil uu dhalay ganacsade Abuukar Cumar...

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa xalay fiidnimadii lagu toogtay wiil uu dhalay ganacsadaha Soomaaliyeed ee caanka ah Xaaji Abuukar Cumar Cadaan sida...

Baydhabo: Bambaano lagu Weeraray Gurig Madoobe Nuunow

Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan Weerar Bambaano ahaa ku qaadeen Hooyga Madaxweynaha Maamulka 6 Gobol...

Xafiiska Qaramadda Middobay u Qaaliblsan Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM)

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay guusha mileteri ee ay soo hoyeen Ciidamada...

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka Al-Mukarama

Qarax xoogan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow oo duhurnimadii maanta ah waxaa uu ku qarxay dhabarka dambe ee...

Afhayeenka Al Shabaab oo Gaashaanka u daruuray in la dilay

Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali) Afhayeenka Guud ee dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa beeniyay wararka sheegaya in la dilay. Afhayeenka ayaa tibaaxay in uusan jeceleyn in...

Axmed Nuur Jimcaale oo muddo 13-sano kadib laga qaaday xayiraadii Qaramada Midoobey

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa 11-kii bishan ka qaaday xayiraadii saarneyd Gudoomiyihii Shirkadii la oran jiray Al-Barakaat Axmed Nuur Jimcaale oo ka mid...

Alshabaab oo Madaafiic ku garaacday Magaalada Buurdhuubo

Warka laga helaayo Magaalada Buurdhuubo, ayaa sheegaya in Xoogaga Alshabaab ay duqeymo Habeenimadii xalay ku garaaceen Xaafado ka tirsan Deegaanka Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo. Duqeynta...

Latest News

Biden oo si rasmi ah ugu dhawaaqay ka bixitaanka ciimadamada Mareykanka ee Afghanistan

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan uu ka soo saari doono...

Khilaafka Doorashada “Hadalada xanafta leh ee ay ku raran yihiin hanjabaadaha, waxay dhiiragelin u...

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bayaan kasoo baxay waxay ku sheegtay in si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaaladda magaalada Muqdisho

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka dagan ka dib markii xalay halkaasi laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan. Waxaa xalay inta badan...

Qaadashada tallaalka COVID-19 ee Somaaliya oo aad u hooseysa

Qaadashada tallaalka ayaa si gaabis ah uga socota Soomaaliya bil kadib markii la keenay dalka tallaalkaasi, sidasi waxaa muujinaya diiwaanka rasmiga ah...

War-saxaafadeedka beesha caalamka ee muddo kororsiga dowladda Somaaliya

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden,...

Kooxaha Ilaaladda Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah

Kooxaha Ilaaladda Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah. kuwaas oo dul sabaynayey biyaha Badweynta “Aegean see.” meel ka baxsan...