Israa’iil oo booliskeeda awoodo dheeraad ah siisay

Israa'iil ayaa waxa ay ciidankeeda booliska siisay awood ay xadidaad ugu soo rogi karaan qeyba ka mid ah bariga magaalada Qudus, kaddib markii...

Gantaallo ku dhacay safaaradda Ruushka ee Dimishiq

Laba gantaal ayaa ku dhacay dhismaha safaarada Ruushka ee magaalada Dimishiq. Dhowr boqol oo qof, ayaa isugu soo baxay bannaanka iyaga oo taageera u...

Baadigoobka xujeyda Mali ee la’yahay

Haweeney Mali u dhalatay, ayaa sameysay bog Facebook oo gacan ka geysanaya sidii loo heli lahaa waxa ku dhacay labo boqol oo Mali...

Ruushka oo weeraray Suuriya

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa ku qaaday weerarkoodii ugu horeeyay mucaaradka madaxweynaha Suuriya Bashar al Asad. Wasaarada difaaca ee Moscow, ayaa sheegtay inay sameeyeen ilaa...

3 Qof oo ku dhimatay weeraro ka dhacay Quddus

Sadex Israa'iiliyiin ah ayaa middi lagu dilay, iyadoo dhowr iyo toban kalena lagu dhaawacay qaybo kala duwan oo Isreal ah. Waxay qayb ka yihiin...

SAWIRO: CIIDAMADA HUNGARY OO SI ARXAN DARRO AH U WAXYEELEYNAYA QAXOOTIGA…

Ciidamada ilaalada xaduudaha ee Dalka Hungary ayaa shalay awood u adeesaday si xuna ula dhaqmay qaxooti badan oo Siiriyaan ah, kuwaa oo donayay in...

Shirka Yurub iyo Turkiga ee qaxootiga

Wakiilo Gudoomiyaasha gudiyada Yurub ayaa jooga Turkiga, si ay u dhiirigaliyaan dowladda Turkiga inay saxiixdo qorshe wax looga qabanayo dhibaatooyinka qaxootiga. Qaxootiga badankood ee...

Gantaallo laga tuuray Qaza oo ku dhacay Israa’iil

Ciidamada israa’iil waxa ay sheegteen in koox hubeysan oo Falastiin ah ee Marinka Qaza ay gantaallo ku tureen dhanka ay Israa’iil maamusho, saacado...

Bilada Nopel ee nabada oo lagu dhawaaqay

Daqiiqadihii ugu danbeeyay ayaa la siiyay abaalmarinta Nobel Peace hogaamiyayaasha Kooxda Qaranka Tunisia ee Wadahadalka. Waxay ka mid ahaayeen in kabadan laba boqol...

Facebook oo bilaabaya Satellite 2016

Facebook ayaa ku dhawaaqay barnaamijkii ugu horeeyay oo internet sattellite ah loogu samaynayo Afrika. Shirkadda ayaa sheegtay iyadoo la shaqaynaysa shirkadda Faransiiska ee Eutelsat,...

SHIRKADA BIN LADIN OO DUSHA LAGA SAARAY SHILKII KA DHACAY MASJIDKA XARAMKA IYO MAGDHAW...

Maxkamada dalka Sucuudiga ayaa Salaasadii shalay go’aan kasoo saartay hakinta mashruuca dhismaha ee shirka Bin Ladin Group ka wado masjidka weyn ee Xaramka, kadib...

Sacuudiga oo yaraynaya miisaaniyada sanadkan

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qorshaynayso inay yarayso qarashkeeda kadib markii ay hoos u dhacday sicirkii saliida shiidaalka ee ahayd waxyaabaha ugu wayn ee ay...

Qaraxyo ka dhacay Cameroon

Militeriga Cameroon, ayaa sheegay in labo weerar oo isqarxin ah ay ka dhaceen waqooyiga fog ee dalka, meel u dhow xadka ay la...

Assad oo dhaliilay duqeynta Mareykanka

  Madaxweynaha Syria, Bishaar Al-assad, ayaa sheegay in isbahaysiga u dhexeeya Syria, Russia, Iran iyo Ciraaq ay tahay in uu guuleysto, hadii kale gobolka oo...

Militariga Masar oo dalxiisayaal dilay

  Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Masar ayaa sheegeysa in 12 qof oo ay ku jiraan dalxiisayaal u dhashay dalka Mexico si khalad ah loogu...

Latest News

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo la wareegtay Hub iyo gaadiid dagaal

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa shalay la wareegtay hub, gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgadud.

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee...

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee QM oo sharxay xilka loo doortay

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan, (Abuukar Baalle) ayaa toddobaadkan loo doortay inuu noqdo mid ka mid ah 21 madaxweyne...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed...

Jawar Maxamed iyo 30 qof oo kale oo Itoobiya lagu xiray

Dowladda Itoobiya ayaa xirtay dad ka badan 30 qof oo uu ka mid yahay siyaasi mucaarad ah oo caan ka ah dalkaas...