Nigeria: Buhari oo maamulaya shidaalka
Dalka Nigeria Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa shaaca ka qaaday inuu isagu ahaan doono madaxa wasaarada shidaalka waxaanu hadalkani ka sheegay mar uu ka hadlayey...
Booliska Norway oo Baaraya Hooyo Ciidanka Dalkasi ay dhaawacen
Booliska Norway, gaar ahaa Magaalada Oslo ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aaday toogasho loo geystay haweeney soomaali ah, oo ay police-ka gurigeeda...
Sacuudiga oo yaraynaya miisaaniyada sanadkan
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qorshaynayso inay yarayso qarashkeeda kadib markii ay hoos u dhacday sicirkii saliida shiidaalka ee ahayd waxyaabaha ugu wayn ee ay...
Iiraan oo “dagaal afka” ah ku haysa Sucuudiga
Boqortooyada Sucuudiga ayaa markale beenisay eedaha ka soo yeeray Iiran ee ah inay gudashada xajka ay si qalad ah u maareeyeen.
Arrintan ayaa dababa socota...
Isbitaal MSF leeday oo la weeraray
Hay'adda MSF, ayaa sheegtay in ay aad uga naxeen weerarka iyo dilka bukaanada isbtaalkeeda yiilay iyo shaqaalaheeda.
Seddax ka mid ah shaqaalaha, ayaa la xaqiijiyay...
Dhalinyaro loo xiray masaajid gubtay
Laba qof oo dhalin yaro ah ayaa la xiray iyadoo lagu xiriirinayo dab qabsaday masaajid koonfurta London.
Dhalinyarada oo da'doodu tahay 16 iyoo 14 ayaa...
Xil ka qaadista Ra’iisalwasaaraha Australia
Ra'iisalwasaaraha Australia, Tony Abbot, ayaa laga qaaday xilka hogaamiyanimada xisbiga talada haya ee Liberal Party. Waxaa cod xisbigiisa loo qaaday kaga guulaystay, Malcolm Turnbull,...
Masar oo cafisay Wariyayaashii Aljazeera
Mohammed Fahmy, oo Canadian ah iyo Baher Mohamed, oo Masri ah ayaa ka mid ahaa boqol maxaabiis ah oo madaxweyne Cabdul Fataax al-Sisi uu...
Facebook oo bilaabaya Satellite 2016
Facebook ayaa ku dhawaaqay barnaamijkii ugu horeeyay oo internet sattellite ah loogu samaynayo Afrika.
Shirkadda ayaa sheegtay iyadoo la shaqaynaysa shirkadda Faransiiska ee Eutelsat,...
ECOWAS oo hormar ka samaysay xalka colaada Burkino Faso
Dhexdhexaadiyayaasha dalalka galbeedka Afrika ee ku howlan dib ugu soo celinta awooda dawladda rayidkaa ee dalka Burkino Faso, ayaa soo bandhigay qorshooyin lagu dhameynayo...
15 ku dhimatay qarax ka dhacay Abuja
Shaqaalaha badbaadada Nigeria, ayaa sheegaya in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.
Waxay sheegeen...
JARMALKA: FARIIMAHA FACEBOOK LAGU QORO OO LA ILAALIN DOONO.
Masuuliyiinta Facebook ee Jamalka ayaa sheegay inay samaynayaan koox ka hortagta fariimaha looga soo horjeedo qaxootiga ee lagu qoro facebook.
Masuuliyiinta ayaa sheegeen inay korortay...
Gantaallo laga tuuray Qaza oo ku dhacay Israa’iil
Ciidamada israa’iil waxa ay sheegteen in koox hubeysan oo Falastiin ah ee Marinka Qaza ay gantaallo ku tureen dhanka ay Israa’iil maamusho, saacado...
Ilaalada madaxtooyada Burkina oo lakala diray
Dowladda Burkina Faso ayaa shaqada ka joojisay ciidamadii ka dambeeyay afgembiga ee ahaa ilaalada madaxtooyada.
Ciidamadaasi ayaa isbuucii la soo dhaafay afgembiyay dowladda ku meelgaarga...
Yurub oo ku heshiin la’ xal u helidda arrinta muhaajiriinta
Wasiirrada Midowga Yurub oo kulan ku lahaa Brussels ayaa ku guul darraystay in ay go'aan mideysan ka gaaraan qorshe muran ka taagnaa oo ku...