Isbitaal MSF leeday oo la weeraray
Hay'adda MSF, ayaa sheegtay in ay aad uga naxeen weerarka iyo dilka bukaanada isbtaalkeeda yiilay iyo shaqaalaheeda.
Seddax ka mid ah shaqaalaha, ayaa la xaqiijiyay...
15 ku dhimatay qarax ka dhacay Abuja
Shaqaalaha badbaadada Nigeria, ayaa sheegaya in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.
Waxay sheegeen...
Kenya: Macalimiinta oo shaqada ku laabanaya
Macalimiinta Kenya, ayaa hakiyay shaqo joojintii sababtay in malaayiin carruur ah aysan dugsiyada tagin shantii toddobaad ee ugu dambeeyay.
Ururkooda, ayaa ogolaaday amarka maxkamadda ee...
Ruushka iyo Maraykanka oo ka hadlaya weerarka Suuriya
Ciidamada Maraykanka iyo Ruushka ayaa wadahadalo qaban doona goor dhow si ay uga hortagaan iska horimaad, diblomaasiyiintooda sare ayaa sheegay.
Masuuliyiin difaaca ee Ruushka ayaa...
Ruushka oo weeraray Suuriya
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa ku qaaday weerarkoodii ugu horeeyay mucaaradka madaxweynaha Suuriya Bashar al Asad.
Wasaarada difaaca ee Moscow, ayaa sheegtay inay sameeyeen ilaa...
Nigeria: Buhari oo maamulaya shidaalka
Dalka Nigeria Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa shaaca ka qaaday inuu isagu ahaan doono madaxa wasaarada shidaalka waxaanu hadalkani ka sheegay mar uu ka hadlayey...
Milateriga Burkina Faso oo awood adeegsaday
Mas'uuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku guuleysteen in ay la wareegaan xero milateri oo ay ku sugnaayeen ciidammadii ilaalada gaarka...
Afghanistan: Dib u qabsashada Kunduz
Ciidamada ammaanka ee Afghanistan ayaa isku dayaya inay dib u qabsadaan magaalada Kunduz, maalin kadib markii ay Taliban ay qabsadeen.
Wariyaha BBC ayaa sheegay in...
UNHCR: In kabadan nus milyan ayaa yimid
Hayadda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada qaxootiga ee imanaya Yurub sanadkan ay dhaafeen nus milyan. Taasoo kabadan laba jibaar dadka imaaday...
Taliban oo weeraray magaalada Kunduz
Saraakiil Afghanistan ah, ayaa sheegay in boqolaal dagaalyahanada Taliban ay dhowr jiho ka weerareen magaalada muhiimka ee waqoyiga ee Kunduz.
Saraakiisha dowladda ayaa sheegay...
Rouhani: QM ha Baarto Shilkii Xajka
Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa QM ugu baaqay inay baadho sababihii dhaliyay shilka iyo shilalkii la mid ahaa ee ka dhacay sannadkan Xajka.
Muftiga ugu...
Lacago loogu talagalay hiigsiyada cusub
Lacago badan ayaa loo balanqaadayaa lacago loo aruurinayo si loogu bixiyo barnaamijyada cusub, ee Hiigsiga Caalamiga ee Qaramada Midoobay (UN Global Goals). Waxaa...
Faransiiska oo weerar ku qaaday IS
Xafiiska madaxweynuhu waxaa uu sheegay in Faransiisku ay fuliyeen duqeyntaas oo ku saleysan macluumaad la soo uruuriyay muddo laba toddobaad ah oo sirdoon la...
Dhalinyaro loo xiray masaajid gubtay
Laba qof oo dhalin yaro ah ayaa la xiray iyadoo lagu xiriirinayo dab qabsaday masaajid koonfurta London.
Dhalinyarada oo da'doodu tahay 16 iyoo 14 ayaa...
Iiraan oo “dagaal afka” ah ku haysa Sucuudiga
Boqortooyada Sucuudiga ayaa markale beenisay eedaha ka soo yeeray Iiran ee ah inay gudashada xajka ay si qalad ah u maareeyeen.
Arrintan ayaa dababa socota...