Muslimiin iyo Masiixiyiin ku dagaalamay CAR

  Qiyaastii 20 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen rabshado ka dhacay magaalada Bangui, ee Bartamaha Afrika. Iskudhacyada oo u dhexeeyay Muslimiin iyo Masiixiyiin...

Ilaalada madaxtooyada Burkina oo lakala diray

Dowladda Burkina Faso ayaa shaqada ka joojisay ciidamadii ka dambeeyay afgembiga ee ahaa ilaalada madaxtooyada. Ciidamadaasi ayaa isbuucii la soo dhaafay afgembiyay dowladda ku meelgaarga...

Hubka Mareykanka oo Alqacida gacanta u galay

  Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanka tababaray ayaa qaar ka mid ah qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad...

Mareykanka :John Boehner Oo Is-casilaya

John Boehner oo laga soo doortay gobolka Ohio oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa sheegay in markii horaba uu doonayey in xilka afhayeenka uu...

Baaritaan lagu sameynaayo qorshaha Xajka

Boqor Salmaan ayaa amray in dib u eegis ballaaran lagu sameeyo qorshaha Sucuudiga ee xajka, kaddib markii in kabadan 700 oo qof ay ku...

Madaxii Volkswagen oo iscasilay

Qoraalka iscasilaadiisa ayuu Mr. Winterkorn, ku sheegay in Volkswagen ay u baahan tahay bilow cusub. Shirkadda ayaa laga filayaa inay jimcaha magacawdo madax hawlfulineed...

Masar oo cafisay Wariyayaashii Aljazeera

Mohammed Fahmy, oo Canadian ah iyo Baher Mohamed, oo Masri ah ayaa ka mid ahaa boqol maxaabiis ah oo madaxweyne Cabdul Fataax al-Sisi uu...

Burkina Faso oo rayidka soo noqday

  Habeenkii talaada ayey hoggaamiyayaasha afgambiga todobaadkii tagay la saxiixdeen heshiis nabadeed ciidamada rasmiga. Heshiiska ayey xubnaha ilaalada madaxtooyada ee afgambiga ka dambeeyay aqbaleen inay ku...

ECOWAS oo hormar ka samaysay xalka colaada Burkino Faso

Dhexdhexaadiyayaasha dalalka galbeedka Afrika ee ku howlan dib ugu soo celinta awooda dawladda rayidkaa ee dalka Burkino Faso, ayaa soo bandhigay qorshooyin lagu dhameynayo...

Booliska Norway oo Baaraya Hooyo Ciidanka Dalkasi ay dhaawacen

Booliska Norway, gaar ahaa Magaalada Oslo ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aaday toogasho loo geystay haweeney soomaali ah, oo ay police-ka gurigeeda...

SAWIRO: CIIDAMADA HUNGARY OO SI ARXAN DARRO AH U WAXYEELEYNAYA QAXOOTIGA…

Ciidamada ilaalada xaduudaha ee Dalka Hungary ayaa shalay awood u adeesaday si xuna ula dhaqmay qaxooti badan oo Siiriyaan ah, kuwaa oo donayay in...

Dhulgariir ka dhacay Chile

Chile ayaa ka bixisay hal milyan oo qof oo degan xeebaha agteeda, kadib markii dhulgariir uu keenay Tsunami hirarkiisu ay gaarayaan afar iyo bar...

Sirdoonka Britain oo ka hadlay argagixisada

  Madaxa sirdoonka Britain ee MI5, Andrew Parker ayaa u sheegay BBC in qatarta argigixiso ee UK inay tahay heerkii ugu sareeyay tan iyo 9.11....

Burkina Faso: Ciidamada oo talada la wareegay

  Dowladda Burkino Faso ayaa la riday. Ilaalada madaxtooyada ayaa telefishinka uga dhawaaqay in la kala diray dowladii ku meel gaarka. General Gilbert Diendere, ayaa loo...

SHIRKADA BIN LADIN OO DUSHA LAGA SAARAY SHILKII KA DHACAY MASJIDKA XARAMKA IYO MAGDHAW...

Maxkamada dalka Sucuudiga ayaa Salaasadii shalay go’aan kasoo saartay hakinta mashruuca dhismaha ee shirka Bin Ladin Group ka wado masjidka weyn ee Xaramka, kadib...

Latest News

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la...

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaal ee Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag logu cambaareeyay weerar gentaal...

Xukuumadda Itoobiya: “Xor baan u nahay arimaheenna gudaha”

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay tacaddiyada iyo xaaladda bani'aadannimo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka...

Cali Wajiis: “Farmaajo waa lagu dambaabaya”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hey’adda culumada Soomaaliyeed, isla markaana aad u taageera madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo,...

Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka...

Ra’iisulwasaare Rooble oo iyo beesha Caalamka oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay...