Muhaajiriin ku xayiran xudduudda dalalka Serbia iyo Hungary

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Serbia ayaa ugu baaqay mas'uuliyiinta dalka Hungary in ay oodda ka qaadaan muhaajiriinta tirada badan ee ku xayiran xudduudda labada...

Kerry oo Ruushka uga digay colaadda Suuriya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa uga digay Ruushka inay uga sii dari karaan oo sii daba dheereyn karaan xiisadda ka aloosan...

Yurub oo ku heshiin la’ xal u helidda arrinta muhaajiriinta

  Wasiirrada Midowga Yurub oo kulan ku lahaa Brussels ayaa ku guul darraystay in ay go'aan mideysan ka gaaraan qorshe muran ka taagnaa oo ku...

Museveni oo booqanaya Khartuum

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta oo Talaado ah booqanaya magaalada Khartuum ee dalka Sudan. Xiriirka labadani dal ad u xumaa muddo tobanaan sano...

Hungary oo Qaxootiga Xadka ka Xiratay

Dowladda Hungary ayaa silig adag ku xirtay xadka ay la wadaagto Serbia oo ah halka ay ka soo galayeen qaxootiga, saacado ka hor inta...

JARMALKA: FARIIMAHA FACEBOOK LAGU QORO OO LA ILAALIN DOONO.

Masuuliyiinta Facebook ee Jamalka ayaa sheegay inay samaynayaan koox ka hortagta fariimaha looga soo horjeedo qaxootiga ee lagu qoro facebook. Masuuliyiinta ayaa sheegeen inay korortay...

Militariga Masar oo dalxiisayaal dilay

  Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Masar ayaa sheegeysa in 12 qof oo ay ku jiraan dalxiisayaal u dhashay dalka Mexico si khalad ah loogu...

Taliban oo weerartay xabsi Afghanistan

Ururka Taliban ayaa waxa ay weerareen xabsi ku yaalla magaalada Ghazni ee bartamaha Afghanistan, iyagoo ugu yaraan dilay 4 boolis ah halkaasina ka sii...

UNHCR oo u baaqday Yurub

  Hayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa sheegtay in waddamada Yurub ay si dhaqso ah u helaan xal buuxa oo ay uga jawaabaan qaxootiga...

Xil ka qaadista Ra’iisalwasaaraha Australia

Ra'iisalwasaaraha Australia, Tony Abbot, ayaa laga qaaday xilka hogaamiyanimada xisbiga talada haya ee Liberal Party. Waxaa cod xisbigiisa loo qaaday kaga guulaystay, Malcolm Turnbull,...

DHIIGGA OO LAGA OGAAN DOONO HEERKA DUQNIMADA QOFKA, HADDII UU DEG DEG U DUQOOBAYO...

Saynisyahanno ku sugan magaalada London, ayaa soo saaray tijaabo cusub oo dhiigga la baarayo, taasoo go'aan ka gaari karta in qofku da'diisu degdegayso iyo...

Maxkamadeynta Habré oo dib u furmeysa

  Waxaa maanta dib uga durmaya maxkamad ku taalla caasimada Dakar ee Senegal, dhagaysiga dacwadda loo haysto madaxweynihii hore ee Chad, Hissène Habré. Waxaa loo haystaa...

Jarmalka oo caawinta qaxootiga kordhinaya

Dowladda Jarmalka waxa ay ku dhawaaqday inay qaadayso tallaabooyiin lagu caawinayo muhaajiriinta dalkaasi ku qulqulaya si ay wadanka ula qabsadaan. Waxaa ka mid ah tallaabooyiinkaasi...

Ruushka oo looga digay hubeynta Suuriya

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry, ayaa telefoonka kula hadlay dhigiisa Ruushka Sergei Lavrov, si uu ugu muujiyo walaaca uu ka qabo warar sheegaya...

Sacuudiga oo yaraynaya miisaaniyada sanadkan

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qorshaynayso inay yarayso qarashkeeda kadib markii ay hoos u dhacday sicirkii saliida shiidaalka ee ahayd waxyaabaha ugu wayn ee ay...

Latest News

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la...

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaal ee Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag logu cambaareeyay weerar gentaal...

Xukuumadda Itoobiya: “Xor baan u nahay arimaheenna gudaha”

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay tacaddiyada iyo xaaladda bani'aadannimo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka...

Cali Wajiis: “Farmaajo waa lagu dambaabaya”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hey’adda culumada Soomaaliyeed, isla markaana aad u taageera madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo,...

Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka...

Ra’iisulwasaare Rooble oo iyo beesha Caalamka oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay...