CONGRATULATIONS

marr2.gif (5946 bytes)


WISH YOU JOY AND HAPPINESS


marr3.gif (5846 bytes)

wpe1.jpg (5694 bytes) wpe2.jpg (4075 bytes)

Anagoo kala ah reer Cumar Maye Cumar Cali Alfaqi, Maxamed Abrar Xajar Alxaatimi iyo Amiin Munye Calawi oo kala deggan waddamada Ingiriiska, Maraykanka, Yeman, Sucuudiga, Kuwait, Talyaaniga, Jarmalka, Australia, Japan iyo Soomlaaiya – waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo lab ah u direynaa arooska iyo aroosadda oo kala ah:

MUXIDDIIN AWEES SAYID CUMAR IYO HANAN ABUUBAKAR AMIIN

oo dhowaan ku aqal galay magaalada Leeds ee waddanka Britain. Waxaan Ilaah ugu baryeynaa inay guurkooda kala kulmaan farxad iyo kheyr badan oo lagu liibaano. Aamiin.

 


Anagoo kala ah familka Muxudin Axmed Cumar

Hooyo Miski awes iyo carurteda kala ah
Maxamed Muxudin
Abukar Muxudin
Cumar Muxudin
Cafiya Muxudin
Cali Muxudin
Anita Muxudin
Nura Muxudin
Awes Muxudin
Sakina Muxudin

Waxaan hambalyo udireynaa aroska iyo arosada oo kala ah

Ceydarus Maxamed Muxudin iyo Munira Ceydarus Cumar

oo ku aqalgalen magalada kenya tariqda markey ehet 10.4.2010 ceydarus iyo xaskisa munira waxan eeba oga baryeynaa inuu guurkoda noqdo qeyr badan lagu liibaano iyo inuu rabbi siyi ubad qeyr qaba aamiin yaarabbi
 

HAMBALYO AROOS

ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA REER AMIIN MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA REER ASHRAF AMIIN OO KALA AH
1- C/QAADIR AMIIN MAXAMED ( ASHRAF )
2- SAHRA MAXAMED XAAJI
3- ISMAHAAN C/QAADIR AMIIN IYO CARUURTEEDA
4- NAJMA C/QAADIR AMIIN IYO NINKEEDA CABDU.
5- SAKIINA C/QAADIR AMIIN

WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIREYNAA AROOSKA IYO AROOSADA OO KALA AH

CEYDARUUS MAXAMED MUXIDIIN
IYO
MUNIIRA CEYDARUUS CUMAR


OO KU AQALGALEEN DALKA KENYA EE
MAGAALADA MOMBASA WAXAAN ILAAHEY
KA BARYEEYNAA IN AAY KALA HELAAN
UBAD QEYR QABA UBADKAA SOO WAX U TARA
DALKIISA IYO DADKIISA IYO DIINTIISABA
ANAGUNE WAXAAN LEE NAHAY AAMIIN .

AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN...YAARABI

 
Anagoo ah reer Cumar Maye Cumar Cali oo kala deggan waddamada Ingiriiska, Maraykanka, Yeman iyo Soomaaliya - waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa arooska iyo aroosadda oo kala ah:



MAXAMED MUXIDDIIN CUMAR MAYE IYO JAWARIA TAREEN
 



oo dhowaan isku guursaday magaalada Lahore ee dalka Pakistan. Waxaan Ilaah ugu baryeynaa inuu guurkooda ay kala kulmaan farxad iyo kheyr badan oo lagu liibaano. Aamiin.


 

Anagoo kala Familka reer Xaaji Axmed Macow ABAGASI gaar ahaan:-

-Waalidkeena Maana Caddooy Yaxye (Umaa Dayax)
-Tahira Axmed Macow & Maxamed Sheikh Wali iyo carruurtooda
-Yaxye Axmed Macow & Caaisha Maxamed Axmed (Kheyrun) iyo caruurtooda
-Maxamed Axmed Macow & Nuurta Faqay Cilmi iyo caruurtooda
-Cabbaas Axmed Macow & Muna Maxamed C/qaadir iyo caruurtooda
-Saciidda Axmed Macow & Nuur Faqay Cilmi iyo caruurtooda
-Zahra Axmed Macow & Awees Sheekh Muumin iyo caruurtooda

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa arooska iyo aroosadda oo kala ah:-

AXMED YAXYE AXMED MACOW IYO JOYA AAWELI XAAJI AWEYS

oo dhowaan ku aqalgalay magaalada Karlsruhe ee dalka Jarmalka. Waxaan Ilaah ugu baryeynaa inuu guurkooda noqdo kheyr badan oo lagu liibaano. Iyo inuu Rabbi siiyo ubad kheyr qaba oo wax u tara waaliddiintooda, diintooda, dalkooda iyo ehelkoodaba. Aamiin Yaa Rabbi!


Anagoo kala Familka reer Xaaji Axmed Macow ABAGASI gaar ahaan:-

-Waalidkeena Maana Caddooy Yaxye (Umaa Dayax)
-Tahira Axmed MAcow & Maxamed Sheikh Wali iyo carruurtooda
-Yaxye Axmed Macow & Caaisha Maxamed Axmed (Kheyrun) iyo caruurtooda
-Maxamed Axmed Macow & Nuurta Faqay Cilmi iyo caruurtooda
-Cabbaas Axmed Macow & Muna Maxamed C/qaadir iyo caruurtooda
-Saciidda Axmed Macow & Nuur Faqay Cilmi iyo caruurtooda
-Zahra Axmed Macow & Awees Sheekh Muumin iyo caruurtooda

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa arooska iyo aroosadda oo kala ah:-

AXMED MAXAMED SHEIKH WALI YO AMAL ABUUKAR RASHIID

oo dhowaan ku aqalgalay magaalada Jidda ee dalka Sacuudi Caraabiya, waxayna deggi doonaan magaalada Besançon ee dalka Fransiiska. Waxaan Ilaah ugu baryeynaa inuu guurkooda noqdo kheyr badan oo lagu liibaano. Iyo inuu Rabbi siiyo ubad kheyr qaba oo wax u tara waaliddiintooda, diintooda, dalkooda iyo ehelkoodaba. Aamiin Yaa Rabbi!
 

Anagoo kala ah

-Qaasim Axmed Imaan,
-Maxamed Axmed Sheekh Abba,
-C/Laahi Jeylaani Max'ed (Geella) iyo
-Macaanow Muumin Maxamed

Waxaan hambalyo iyo boogaadin u direynaa:

Ibraahim Cabdulle Ibraahim iyo Faatma C/Qaadir Sh. Cali Barakaale

oo dhowaan meherkooda ka dhacey magaalada Muqdisho. Waxaan Ilaah ugu baryeenaa in guurkooda uu noqdo mid kheyr badan oo lagu liibaano.

Ibrahim Cabdulle Ibrahim wuxuu ku sugan yahay wadanka South Africa, gabadhana Faatma C/Qaadir waxey ku nooshahay magaalada Muqdisho, Shibis.

HAMBALYO HAMBALYO
ANAGOO KALA AH WAALIDIINTA MAGACYADOODA HOOS KU QORAN OO KALA AH:

AWOOWE BUUWE MUXIDIIN IYO AWOOWE MUKHTAAR M.CADOO IYO XAASAKOODA IYO CARUURTOODA
ABE MAXAMAD MUKHTAAR BEELEY(BRIIMO)IYO HOOYO ABAAY BUUWE MUXIDIIN
AABE IBRAAHIM BASHAROO IYO HOOYO CAASHA SUUFI.
ABTI MAXAMAD BUUWE IYO XAASKIISA IYO CARUURTIISA
EEDO ZAHRA MUKHTAAR IYO CARUURTEEDA
EEDO OOTO MUKHTAAR CABDALOO
AYEEYO MAAN A MUXIDIID NUUR IYO AYEEYO QUWEELI MUXIDIIN NUUR
IYO WALIDIIN IYO WALAALAHA MAGACOODA HOOS KU QORNAAN DOONO WAXAY
HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAAN AROOSKA IYO AROOSADA OO KALA AH:

DAADIR MAXAMAD MUKHTAAR BEELEEY
IYO
KHADIIJA IBRAAHIM BASHAROO NUUR

OO TAARIIKHDU MARKAY HAYD 02/11/2008 OONINKAAXOODA KA DHACAY MAGAALADA
WILISDEN GREEN EE DALKA INGRIISKA,WAXAAN EEBE UGU BARYEYNAA AROOSKA IYO
AROOSADA IN AY KALA HELAAN UBAD KHEYR QABA.
KULIIGEENA WAXAAN UGU DUCEYNEYNAA IN ILAAHEEY UU KA DHIGO KUWII ISKU
WAARA ISKUNA SABRA ISKUNA NAXRIISTA ISLA MARKAASNA KALA XISHOODA,
AROOSADA ILAAHEEY WAXAAN KAAGA BARYEYNAA IN ILAAHEEY KAA DHIGO
MARWOSAALAX.
AAAAAMIIIIIN AAAMIIIN AAAAMIIIIN



WAXAA KALOO HAMBA LYO AROOSKA IYO AROOSADA U DIRAYAAN WAALIDIINTA IYO
WALAALAHA KALA AH:

CUMAR MACOW XAAJI IYO XAASKIISA XAJIYA MAANA MAXAMAD
CALI MACOW XAAJI.XAASKIISA IYO CARUURTIISA
MAXAMAD ABUUKAR XAAJI,XAASKIISA IYO CARUURTII
CABDURAXMAAN SHEKH CALI SHEEQO(BUUXOO)XAASKIISA IYO CARUURTIISA
MAXAMAD AAWOO M.SUUFI IYO CARUURTIISA
CUMAR MURIIDI MACOW AWEES,XAASKIISA IYO CARUURETIISA
AWOOWE CISMAAN CADOO CALI XAAJI IYO CARUURTIISA
CALI MAYAANKA CABDALOO XAASKIISA IYO CARUURTIISA
AWOOWE AXMAD MAXAMAD CADOO CALI XAASKIISA IYO CARUURTIISA
AYEEYO DAHABOOY CADOO CALI XAAJI IYO CARUURTEEDAA
ADEER MAYE MUKHTAAR MAXAMAD XAASKIISA IYO CARUURTIISA
AMIIN AANIS XAASKIISA IYO CARUURTIISA
SANSOONE SUCUUDI XAASKIISA IYO CARUURTIISA
KULLIGEENA WAXAAN AROOSKA IYO AROOSADA UGU DUCEYNEYNAA IN ILAHEEY
KA DHIGO KUWII ISKU WAARA AWLAAD KHEER QABANA IN ILAAJEEY KA SIIYO

AAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIN


ANAGOO KALA AH:
1-SULDAAN HEYDAR SUFI MUNYE IYO XAASKIISA MARWO AMINA SAYID FAQI
2-UGAAS ABDILKADIR AMIINA [LOLOW] IYO XAASKIISA MARWO LEYLA AHMED
3-NABADOON MAHAMUD OSMAN ABDURAHMAN IYO XAASKIISA MARWO KLHADIJA NUR
4-MUDANE AWEIS ABU HADI IYO XAASKIISA MARWO SAFIYO JELLE AWALE
5-SAMADOON MACALIN IBRAHIM FANAAY IYO XAASKIISA MARWO FADOMO
6-SAMADOON KAALE  HAJI RUFAACI IYO XAASKIISA MARWO MAKA SHARIIF ALI
WAXAAN HAMBALYO TAHNIYADEED U DIREENA AROOSKA IYO AROOSADA
 
 
MR.KHALIF MOHAMED SHEKHUNA  IYO MS.ZAHRA MOHAMED ABDULKADIR [MIIRO]
 
OO TAARIIKHDA MARKEY AHEYD 08/002/2008 KU AQALGALEEN MAGALADA COLARADO EE ARIGA MAREEKANKA WAXAAN EBBE UGU BARYEENA AROOSKA IYO AROOSADA IN AY KALA HELAAN UBAD QEYR QABA WIIL IYO CAANO BASH-BASH IYO BARAARE AAMIIN-AAMIIN.
WAXAAN ULA DARDAARMEENA AROOSKA IYO AROOSADA IN AY NOQDAAN KUWA LAGU DAYDO  AMA LAGU TUSAALA QAATO DHAQANKOODA WANAAGSAN SIDA AY FAREESO DIINTEENA ISLAAKA IYO HISHMAD WANAAGA SOMAALIDA HORE LAGU YIQIN NOQDA KUWA QAATA DARDAARANKA  ODIYAASHIINA  ALLA HA IDIN
KA DHIGO KUWA ISKU WAARA ISU QAATIMEESTA WEYSADA ISU SHUBA WAQTIGA LA ISU BAHANYAHAY AAMIIN -AAMIIN  WABILLAHI TOWFIIQ ALLOW NAGA AQBAL ADOOMAHAAGO AYAAN NAHAY AAMIIN.
aweis_hassan@hotmail.com

 

ANIGO AH AWEIS ABU HADI IYO XAASKEEGA SAFIYO JELLE

WAXAAN HAMBALYO TAHNIYADEED U DIREENA ADEERKEENA MOHAMED ABUU MUNYE OO DHOWAAN WIILKIISA KU AQAL GALEY MISHIGAN ARIGA MAREEKANKA.WAXAAN AROOSKA IYO AROOSADA EBBE UGU BARYEENA IN UU KA DHIGO KUWA ISKU WAARA UBAD QEYR QABA KALA HELLA WIIL IYO CAANO BASH-BASH IYO BARWAAQO AAMIIN AAMIIN.

AROOSKA IYO AROOSADA

MR. ABUBAKAR MOHAMED ABU IYO MS. HANAN ALI JEYLANI

AROOSKA IYO AROOSADA WAXAAN UGU DUCEENEENA IN AY NOQDAAN KUWA IS MAQLA IS IHTIRAAMA KUNA DHAQMA XIDAHA IYO DHAQANKA ISLAAMKA LAGU YIQIIN AYNA NOQDAAN KUWA LAGU DAYDU AAMIIN.AAMIIN.


Anagoo kala ah:

-Abukar Ahmed 'Abukar shino', Fa'isa Mohamed iyo caruurtooda
-Abukar Cabdulqadir & Muna Xasan iyo caruurtooda
-Cabdicasis Abati & Sacdiya Xasan
-Cabdiraxmaan Haji & Hodan Cabdulqadir
-Xasan Naji
-Salim Macow, Asha Maxamed Maxamud iyo caruurtooda
-Dr. Shariif Cali Zeno iyo Miski

Waxan habalyo u direynaa

Mohamed Cabdulqarir & Fatma Cabdicasis

oo dhawaan ku aqal galey magalada San Diego, California USA.

Waxan ugu duceneynaa Ilahay in uu ka dhigo kuwii isku waara, Ilmana Ilahay kala siya. Wiil & Gawar matana ah. Amiin Amiin


ANAGOO KALA AH:
 
1-SULDAAN HEYDAR SUFI MUNYE IYO XAASKIISA MARWO AMINA SAYID FAQI
2-UGAAS ABDULKADIR AMIIN [LOLOW] IYO XAASKIISA MARWO LEYLA AHMED
3-MUDANE AWEIS ABU HADI IYO XAASKIISA MARWO SAFIYO JELLE AWALE
WAXAAN TAHNIYAD U DIREENA NABADOON MAHAMUD OSMAN IYO XAASKIISA MARWO KHADIJA NUR OO DHOWAAN TAARIIKHDA 07/05/2008 WIILKOODA KU AQAL GALEY OHIO COLOMBUS EE ARIGA MAREEKANKA AROOSKA IYO AROOSADA

MR. OMAR MAHAMUD OSMAN & MS. NAFISA FAQI SAYID

WAXAAN EBBE UGU BARYEENA IN AY NOQDAAN KUWA ISKU WAARA UBAD QEYR QABA KALA HELA AAMIIN-AAMIIN

WABILLAHI TOWFIIQ
KA AWEIS ABU HADI
aweis_hassan@hotmail.com

Anigoo ah Axmed Amin iyo xaaskeyga Maana Axmed oo deggan Magaalada Portland, OR, waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Abtigeena

Cabdicasiis X. Mohamed Nuur iyo Caasha Barko


oo wiilkooda Khalid Cabdicasiis ku aqal gelay Magaalada Portland ee Gobolka Oregon ee Dalka Mareykanka taarrikhdu markey ahayed June 27, 2008. Waxaana ALLAH (SWA) ugu baryeynaa labadii is guursatay inuu siiyo caruur wanaagsan oo diintooda, dadkooda iyo dalkooda daafaca.
AAMIIN...!!!

Anagoo kala ah:

1.  Ayeeyo Faduma Saciid Maxamed
2.  Xawo Bulxan Maxamed
3.  Khadra Bulxan Maxamed iyo caruurteeda
4.  Amina Bulxan Maxamed iyo caruurteeda
5.  Mulki Bulxan Maxamed
6.  Cadnaan Bulxan Maxamed iyo xaaskiisa Khadija Maxamed Maxamud
7.  Cabdi Barre iyo xaaskiisa Leyla Cabdulcasiis
8.  Feysal Cabdulcasiis iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
9.  Wardheere Cali Dhoof iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
10.  Muna Maxamed iyo caruurteeda
11.  Maryan Cali Dhoof
12.  Bulxan Axmed Bulxan
13.  Luul Axmed Bulxan

Waxaan hambalyo iyo boogaadin u jeedineynaa Arooska iyo aroosada oo kala ah:

Maxamed Axmed Bulxan iyo Nuura Maxamed Cusmaan

oo dhowaan ku aqal galey magaalada Nairobi ee wadanka Kenya
waxaan Eebe ugu baryeenaa iney noqdaan kuwii isku waara oo ubad kheyr qaba Ilaah kala siiyo

Aamiin...Aamiin...Aamiin


ANIGOO KALA AH
1-UGAAS ABDULKADIR AMIIN LOOLOW IYO XAASKIISA LEYLA AHMED
2-NABADOON MAHAMUUD OSMAN IYO XAASKIISA
3-MUDANE AWEIS ABU HADI IYO XAASKIISA
4-MUDANE MOHAMED OMAR SACIID IYO XAASKIISA
5-HASSAN JAABIR IYO XAASKIISA

WAXAAN TAHNIYAD AROOS U DIREENA

MUDANE IBRAHIM FANAAY IYO XAASKIISA MAMA FADUMO

OO DHOWAAN WIILKOODA KU AQAL GALEY MAGAALADA MINIYAPOLIS CARIGA MAREEKANKA TARIIKHDA MAKEY AHEYD 04-26-2008 WAXAAN EBBE UGU BARYEENA IN AY NOQDAAN KUWA ISKU WAARA UBAD QEYR QABA KA HELA AAMIIN AAMIIN.
WABILLAHI TOWFIIQ.


Anigoo ah Aweis Abu Hadi iyo xaaskeega Safiyo iyo caruurteeda meelkasta ay joogaan waxaan hambalyo diiran u direena

Nabadoon Macalin Ibrahim Fanaay iyo mama Fadumo oo wiilkooda dhowaan ku aroosey minneapolis ee cariga mareekanka
waxaan ebbe ugu baryeena wiil iyo caano iyagana ka dhigo kuwa isku waara aamiin
aroosyada waa

Abukar Macalin Ibrahim iyo Madiina Abdi Macalin


Xaji Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Fauzi Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Xasan Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Ismcil Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Omer Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cali Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Ibrahim Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cusman Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cabdillahi mxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Abdifatax Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Fuad Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cabdirisaq Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Khadar Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;

Husen Xaji Muse iyo Safiya Saleban geedeeye iyo caruurtooda
Cabdillahi Sharif iyo Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Cabdillahi Xaji Muse iyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda

Maxamed Husen iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Qasim Husen Farah iyo Sahra Dali Ali geedeeye iyo caruurtooda

Maxamud Ahmed Nadif iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Abdi Cawdh iyo caruurteeda

Iyo dhammaan qoyska reer geedeeye oo kale jooga Soomaaliya, Isutaga Imaaraadka Carabta, Sucuudiga, ingiriiska, jarmalka, Holland, Denmark, Romania, Maraykanka iyo dalka Canada

WAXAY TAHNIYAD IYO BOGAADIN U DIRAYAAN

CABDIRISAAQ AHMED S. GEEDEEYE IYO KALTUN SICIID CALI

OO BISHAN DECEMBER 22 KEEDII KU AQAL GALAY MAGAALADA VIERANHEIM EE DALKA JARMALKA.


Mahdsanid,
Abdifatah Yussuf


 

A Bouquet Of Warm Wishes !

 

return.gif (3137 bytes)