bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Warbixin Shirka Madax dhaqmeedyada iyo ururada bulshada ee ka socda magaalada Istanbul, Turkey

 


May 28, 2012 Markacadeey


Subaxnimadii maanta May 28 ayaa Shirka mar kale ka furmey Hoteelka Dedeman oo ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Shika maanta waxaa khudbad dheer oo qeymo leh ka jeediyey ra'iisul wasaarihii hore ee Somaaliya mudane Cabdirasaaq Xaaji Xuseen. Mudane Cabdirasaaq qodobada uu ka hadley waxaa ka mid ahaa:

- Burburkii ka dhacey somaaliya iyo dagaaladii qabiiliga ahaa.
- In la xoojiyo midnimada umadda Somaaliyeed.
- In qabyaalada leyska daayo, oo aan lagu keeni karin dowlad ka dhisanta Somaaliya, oo markaas tusaale u qaatey xirbigii SYL oo hal ku dhegooda uu ahaa midnimo ayna la dagaalami jireen qabyaalad.
- In odey dhaqmeedyada ay qaataan doorkii lagu yiqiiney iskana ilaaliyaan in loo isticmaalo in lagu fushado dano gaar ah.
- In odey dhaqmeedyada ay soo ceshadaan sharaftooda iyo karaamadooda.
- In Dowlad federaali ah aan laga fulin karin dalka Soomaaliya.
- Wadamada Deriska nala ah Itoobiya iyo Kenya aaney ka talineynin maslaxada Qaranka Soomaliyeed.

Waxaa sidoo kale shirka maanta ka hadley General Axmed Jaamac oo sii falanqeeyey doorka odey dhaqmeedyada ay ka qaadan karaan soo celinta nabadda Somaaliya.

Sidoo kale waxaa shirka ka hadley Prof. Maxamed Mukhtaar iyo Sheekh Bashiir oo ah Gudoomiyaha dalada culumaa'udiinka Somaaliyeed.

 

Waxaa sidoo kale hadal qeymo badan ka jeedisey Dr. Maryan Qaasim oo horey u ahaan jirtey wasiirada haweynka ee dowladii Farmaajo.

Shirka waxaa isugu yimid udayaal dhaqmeedyada Somaaliyeed, ururada bulshada oo meelo badan ka kala yimid.

Waxaa shirka marti geliyey dowladda Turkiga oo waayahan dambe si weyn ugu howlan sidii ay wax ugu qaban laheyd dhibaatada muddada dheer soo jirey ee Somaaliya. Wuxuuna socon doonaa maalmaha 27- 30 May 2012.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)