|
|
|
|
Annagoo kala ah Cabdulghani Beynax Barre iyo Cusman Beynax
Barre kuna hadlayna dhammaan magaca reerkayaga, waxaan tacsi
tiiraanyo leh u direynaa Maryan Muuse Muuddeey annagoo uga
tacsiyeynayna geerida ku timid odeygeeda ahna walaalkeen
Marxuum Sid Cali Maxamed Cabdi
oo ku geeriyoodey magaalada Marka, innagoo Eebbe uga baryeyna
inuu marxuumka u faro albaabbada Jannatul-Firdows dhammaanteenna
naga siiyo sabar iyo iimaan.
|
|
|
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun.
Annagoo kala ah:
Abdulkadir Ahmed Mohamed (SHEYLILLAH CAMUUDI)
Cabdullaahi Shekh Mohamed
Cali Macow Hagi Nur
DR.Omar Ahmed Omar
DR.Sharif Mohamed Hassan
Bashir Isse Ali
Mohamed Hagi Abukar
Mohamed Hagi Ali
Ismail Nur
Mohamud Mohamed Hirsi
Osman Hagi Yusuf
Sheylillah Mohamed Abdi
Bashir Salah Mohamed
Lul Hasan Husen
Sirad Hassan Husen
Abdulkadir Bashir
Barni Ali AdanHasan Sidow Abdi
Osman Mohamed Mursal
Abdirisaq Mohamed Ugas
Ibrahim Islaw Omar
Said Mohamed Ali
Sharif Dahir Habibi
Hawa Ahmed Ali
Sahra Ahmed Gas
Ahmed Abdurahman Ahmed (GARMASH)
Abdirashid Hagi Derow
Abdulaziz Abukar Osman
Mustafa Shekh Mohamed
Abdulkadir Shekh Awes
Sahra Abdullahi Warfaa
Ali Mohamed Weheliye
Abukar Shekh Mohamed
Ali Nur Issak
Ahmed Mohamed Addo
Abukar Ahmed Faqi
Abshir Mohamed Issa
Abukar Yusuf Bob
Ali Shekh Husen
Halima Shekh Osman
Jeylani Shekh Abukar
Maryan Hagi Elmi
Abu Baana Dahir
Abdullahi Nur Addo
Ismail Farah Gonley
Sii wada jir ah tacsi
tiiraanyo leh ugu dirayaan Mohamed Ali Hirsi, geeridii ku timid
xaaskiisa
Marxuumad Faduma Mohamed Hirmooge
oo ku
geeriyootay Dalka Sweden, waxaanu Ilaaheey uga baryeynaa inuu ka
waraabiyo janatul Fardowsa qabrigeedana u waasiciyo. Dhamaan qoyskii
iyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tegtana samir iyo imaan ka siiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
|
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Guddoomiyaha Shirkadaha
Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee
shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE
Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid Faarax Axmed,
Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maamulaha SOMTEL; Siciid
Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maamulaha DBI, Dr. Suleiman
Walhad, iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo
Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u
dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum
Abwaan Cabdullaahi Macallin Axmed Cismaan (Dhoodaan), oo 28 April
2013 Lagu aasay magaalada Jigjiga ee dawlad Deegaanka Soomaalida
Ethiopia. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq
ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, asxaabtiisii iyo
dhammaan shacabka uu ka baxay; marxuumkana Eebbaheen Jannadii
Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.
______________________________
Innaa
Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Guddoomiyaha Shirkadaha
Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee
shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE
Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid Faarax Axmed,
Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maamulaha SOMTEL; Siciid
Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maamulaha DBI, Dr. Suleiman
Walhad, iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo
Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u
dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum
Sugaanyahan Cismaan Maxamed Cabdikarim “Gacanlow”, oo Lagu aasay
magaalada Hargeysa toddobaadkan. Alle ha u naxariisto, samir iyo
iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa,
eheladiisa, asxaabtiisii iyo dhammaan shacabka uu ka baxay,
marxuumkana Eebbaheen Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo.
Aamiin. Aamiin.
|
|
|
Anigoo ah Abdulkadir Ahmed Mohamed (Sheylillah Camuudi ,
kuna hadlaaya magaca Reer Hagi Ahmed Mohamed Saalah, waxaan
tacsi u direyna qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Al Marxuum
Ingenere Omar Hagi Salah
Omar
oo ku geeriyooday Dalka Ingriiska magaalada London maanta oo axad
ah taariikhduna tahay 14/ 04/2013.
Waxaan tacsi tiiraanyo
leh gaar ahaan halkaan ugu soo gudbinaynaa xaaskiisa iyo
caruurtiis wiilal iyo gabdhaba, sidoo kale waxaan tacsi taa la
mid ah u direynaa wiilasha iyo gabdhaha la dhasheen Marxuumka,
caruurtoodi iyo xaasaskoodi. iyo dhamaan waayeel iyo caruur ee reer
Hagi Salah Omar.
Waxaan leenaha samir iyo iimaan Allaha naga
siiyo, isla markaana Waxaan Marxuumka Ilaah uga baryeynaa inuu ka
waraabiyo janatul fardowsa, qabrigiisuna u waasiciyo. Aamiin,
Aamiin, Aamiin.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun.
|
ANAGOO
KALA AH FANAAN AXMED XAAJJI WELI. FANAAN LIBAAN SUUFI CUSMAAN.
[LIBAN YARE] CEYDARUUS MAXAMED XAAJI NUUR WAXAAN TACSI U DIREEYNA
SHARIF CABDULAHI IYO ISGOOWE CABDULAHI. IYO YASIR SHARIF CABDULAHI.
[YASIR SHANKAR] ANAGOO KA TIIRAYEEYSAN GEERIDI LAMA FILAANKA AHEYD
OO KU TIMID KITAARISTIHI CAANKA AHAA EE SOOMAALIYA.
MARXUUM CABDI CABDULAAHI OO LOO YAQAANO. [ SHEEKH CABDI]
OO KU
GEERIYOODEY MAGAALADA DENMARK MAANTA OO TAARIQDU TAHAY 3/24/2013
WAXAAN ILAAHEY UGU BARYEEYNAA INUU NAXRIISTI
JANADA
ALAHA HAKA WARAABSHO.
|
|
|
يأيتها النفس المطمئنة ارجعي الى ربك راضية مرضية فادخلي في
عبادي وادخلي جنتي... صدق الله العظيم
ألشيخ محمد يوسف
حيفو في ذمة ألله
Annagoo kala ah:
• Sheekh Cali
Sheikh Adam & Carruurtiisa & . Sheekh Ibraahim Sheekh Adam &
• Dhammaan Bahda Dariiqadda Al-Axmadiya
Annagoo ka
tiiraayeysan Geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid Marxuum:
Sheekh Muxamed Yuusuf Xeefow waxaan Tacsi u direynaa: Dhammaan
Culumaa,uddiinka Sunna Wal-Jamaaca iyo Dhammaan Qoyska & Ehelka
Marxuumkaa oo ku Geeriyoodey Maalintii Arbacada ahayd 13/02/2013
Magaalada Muqdisho,Soomaaliya waxaana Marxuumkaa Ilaahay uga
baryeynaa inuu geliyo Naxriistiisa, kana waraabiyo Jannadii Fardowsa
ahayd Samir iyo iimaanna kawada siiyo Dhammaan Qoyskii iyo ehelkii &
Qaraabadii uu ka tagatey Aamiin. إنا لله وانا اليه راجعون
|
|
|
Anigoo ah Cabdulghani Beynax Barre iyo
xaaskeyga Kaaha Catoosh, waxaan halkan tacsi uga gudbineynaa Xaliima
Shariif Maxamed Baana Abboow iyo Saaxiibkeen Aba Nuur Royal iyo
dhammaan reer Shariif Maxamed Baana Abboow annagoo uga
tacsiyeeynayna geeridii:
Marxuumad Maana Faatma Shariif Maxamed Baana Abboow
oo Bisha February 12, 2013 ku geeriyootey magaalada Jeddah
ee Sacuudiga. Waxaan Eebbe uga baryeeynaa inuu Marxuumadda u faro
Albaabka Fardowsa uuna siiyo ehelkeeda sabar iyo iimaan.
Aamiin. Aamiin. Aamiin.
|
|
|
|
INAA
LILAALHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Waxaan
aniigoo ah Nuuradiin Aadan Diiriye, tacsi u dirayaa Allaha u
naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Mudane Xasan
Daahir Afqurac oo ku geeriyoodey saaka magaalada Nairobi. Waxaan
Ilaahay uga baryayaa marxuumka in uu Janatul Firdowsa ka waraabiyo
eheladii, qaraabadii, Shacabka Puntland iyo Shacabka Soomaaliyeed ee
uu ka geeriyoodeyna samir iyoo iimaan ka siiyo.
Madaxweyne
Afqurac, oo aan anigu la so shaqeeyey, waxaa uu ahaa wadani iyo
halyey naftiisa u hibeeyey u adeegista dadkiisa iyo dalkiisaba.
Naxariistii
Jano Allaha ka waraabiyo. Aamiin.
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale,
Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid,
Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid
Faarax Axmed, Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maamulaha
SOMTEL, Siciid Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Awil Saalax,
Maamulaha DBI, Dr. Suleiman Walhad, iyo dhammaan saraakiisha,
hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay
tacsi tiiraanya badan u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii
uu ka baxay marxuum Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle, oo 22 January
2013 ku geeriyoodey magaalada Hargeisa. Alle ha u naxariisto, samir
iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa,
eheladiisa, asxaabtiisii iyo dhammaan shacabka uu ka baxay, gaar
ahaan Golaha Wakiillada oo uu muddo dheer ka tirasanaa; marxuumkana
Eebbaheen Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.
|
Dadka kala ah:
1) Cabdulqaadir Qayska
2) Maxamed Cabdulxakiim Bunka
3) Axmed Macallin Xassan
4) Cabdulaahi Afey
5) Cali Duurow
6) Amiin Caamir
7) Cabdulaahi Cali Cumar
dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalalka Sacuudi Craabiya,Kanada iyo
Holland waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan Cali Jaamac Cilmi(Cali
Kuus) oo ay uga tacsideynayaa geeridii ku timid Walaashiis Marxuumad
Faaduma Jaamac Cilmi oo doraad ku geeriyootay magaalada Marka,
waxaana marxuumadaa Faaduma Jaamac Cilmi eebe looga baryayaa inuu ka
waraabiyo janadiisa fardoosa intii ay ka tagtana samir iyo iimaan ka
siiyo. Aamin---Aamiin.
|
Dhamaan duriyada reer
Macow Xaaji gaar ahaan:
- Cali Macow Xaaji
- Cusmaan Macwo Xaaji
- Ceydaruus Macow Xaaji
- Salim Macow Xaaji
- Xuseen Macow Xaaji
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa
walaalkeen
Cali Jaamac Cilmi (Cali Kuus) oo walaashiis Marxuumad Faaduma Jaamac
Cilmi oo doraad ku geeriyootay magaalada Marka, waxaana marxuumadaa
Faaduma Jaamac Cilmi eebe looga baryayaa inuu ka waraabiyo janadiisa
fardoosa intii ay ka tagtana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin---Aamiin.
|
|
يأيتها
النفس المطمئنة ارجعي الى ربك راضية
مرضية فادخلي في عبادي وادخلي جنتي... صدق
الله العظيم
محمد ورفا ماغن في
ذمة الله
1942 –
2012
Annagoo kala ah:
· Cali Sheikh Adam & Carruurtiisa &
· Dhammaan Reer Sheikh Adam
Annagoo ka tiiraayeysan Geeridii lama
filaanka ahayd ee ku timid Marxuum:
Maxamed Warfaa Magan waxaan Tacsi u direynaa:
Amran Maxamed Warfaa Magan &
Saygeeda Axmed Cabdi Cali(Qadhabo) iyo Carruurtooda
iyo Dhammaan Qoyska & Ehelka Marxuumkaa
oo ku Geeriyoodey Maalintii Isniinta ahayd
17/12/2012
Magaalada Seatle,Washington
waxaana Marxuumkaa
Ilaahay uga baryeynaa inuu geliyo Naxriistiisa, kana waraabiyo
Jannadii Fardowsa ahayd Samir iyo iimaanna kawada siiyo Dhammaan
Qoyskii iyo ehelkii & Qaraabadii uu ka tagatey Aamiin.
إنا لله وانا اليه راجعون
|
|