Home Tags Air

Tag: air

Latest News

Ciidamada Dowladda Oo Howl-Gallo Ka Sameeyey Magaalada Baraawe

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ballaaran ka sameeyey degmada Baraawe iyo deegaanada hoosyimaada ee gobolka Sh/Hoose.

Faah Faahin: Dagaal lagu dilay Sarkaal iyo maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Daynuunaay ee...

Facebook iyo Twitter oo masaxay macluumaad “khaldan” oo uu Trump daabacay

Shirkadaha baraha bulshada ee Facebook iyo Twitter ayaa tallaaba ka qaaday madaxweynaha Mareykanka kadib markii uu baraha bulshada soo dhigay muuqaal la...

DF oo war xasaasi ah ka soo saartay shidaal qodista Soomaaliya

Maareeyaha hay’adda Bartroolka Soomaaliya, Mudane Ibraahim Cali Xuseen oo bixiyey wareysigiisii ugu horreeyey ayaa faah faahin ka bixiyey halka ay marayaan dadaallada...

Madaxweynaha Galmudug iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Muqdisho ku kulmay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmad Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa magaalada Muqdisho xalay kula kulmay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur.

Allaha u naxariistee,Dr. Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya ku geeriyooday Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta waa weyn...