Home Tags Anil

Tag: anil

Latest News

Toogasho iyo qarax dhimasho leh oo ka dhacay Muqdisho

Khasaare nafeed ayaa laga soo sheegayaa degaanka Kaxda kadib toogasho iyo qarax ka dhacay deegaan u dhexeeya degmada Kaxda iyo Ceelasha Biyaha.

Hay’adda UNICEF oo war kasoo saartay shaqaale maanta lagu dilay Muqdisho

Hay’adda UNICEF ee qaramada midoobe ayaa canbaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha kaasi oo maanta ka...

Lix ka mid ah Xubnaha Golaha wasiirada cusub ee DF oo xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula wareegeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha...

Barlamaanka labaad ee maamulka HirShabeelle oo lagu dhawaaqayo iyo xiisad xooggan oo taagan

Wararka aanu ka helayno magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo baarlamaanka labaad ee maamulkaasi,...

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo gaaray dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Istambul ee dalka Turkiga, isagoo si heer...

Taliye Xijaar oo la kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug

Wafdi uu hogaaminayoTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliya jeneraal Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka  Galmudug waxaana xafiiskiisa...