Home Tags Arsenal

Tag: Arsenal

Latest News

Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal bilaabay xili labo culees uu saaran yahay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ka bilaabay abaabul dagaal ka dhan ah...

Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo saakay xiran iyo Sababta oo la ogaaday

Waxaa saakay xiran qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxaana wadooyinkaasi la xiray lasoo dhigay ciidamo badan iyo gaadiidka...

Maraykanka oo markale duqeyn ka geystey degmada Jilib

Diyaaradaha aan duulyaha lahayn ee ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn kale ka geystey degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen...

Maxay tahay sababta madaxweyne Donald Trump loogu qabsaday sawirkan?

Madaxa ololaha doorashada ee madaxweyne Donald Trump ayaa masaxay sawir uu soo dhigay barta Twiter-ka ee ololaha doorashada ee Madaxweynaha.

Madaxweynaha Puntland oo xilalkii ka qaaday taliyaashii ciidamada Badda Puntland

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid deni ayaa xilalkii ka qaaday taliyaashii iyo agaasimayaasha ciidamada badda Puntland. Digreeto ka soo...