Home Tags Bandhiga Nimcaan

Tag: Bandhiga Nimcaan

Latest News

Maxaa kusoo kordhay weerarka ka socdo Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Qaraxyo ayaa lagu weeraray Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda dowladda Soomaaliya oo ku taalla meel u dhow Isgoyska Jubba ee Muqdisho.

Pompeo oo sheegay Ilaahey inuu Trump uu u soo diray Israa’iil si uu Iiraan...

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompe ayaa sheegay "iney suuragal tahay" Madaxweyne Trump inuu madaxweyne ka noqdo Mareykanka uu ilaahey ugu tala...

Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo Rag hubeesan oo la sheegay in ay...

Waxaa goordhaw qarax labaad uu ka dhacay agagaarka Isgooska Jubba ee magaalada Muqdisho, waxaana aagaasi laga maqlay rasaas xoogan oo loo maleenayo...

Trump: Waxaa la joogaa xilligi buuraha Golan loo aqoonsan lahaa iney Israa’iil leedahay

Madaxweyne Donald Trump ayaa siyaasaddi Mareykanka uu aaminsanaa xagga kale u rogay kaddib marki uu sheegay in la joogo xilligi buuraha silsiladda...

Muslimiintii lagu laayay New Zealand oo Maanta la aasay

Waxaa Maanta oo Jimca ah la aasay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Todobaad ka hor lagu laayay Laba Masjid oo ku yaalla Magaalada...

Cabsi ka jirta Villa Somalia iyo garoonka Muqdisho

Ciidamo dheeraad ah ayaa la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halka ciidanka ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya banaanka loo soo saaray iyagoo wata...