Home Tags Hadliye

Tag: Hadliye

Latest News

Faah faahino ka soo baxaya dilka gudoomiyihii Xamarjajab

Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah, xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.

Golaha Siyaasadda Ku meel gaarka ah ee Suudaan oo isku raacay maxkamadeynta Al Bashiir

Shaki kuma jiro in Faylka maxkamadeynta Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Suudaan, Cumar  Xasan Al Bashiir, ee horyaalay Maxkamada Caalamiga ee Dambiyada...

Wasiirka Amniga XFS oo ka hadlay arimo ku saabsan amniga dalka

Wasiirka Amniga XFS  Xasan Xundubeey oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xilligaan aan loo baahneyn dagaal sokeeye oo...

Sheekh Shariif iyo Taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliyeed oo kulan Xasaasi ah yeeshay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay...

Maxkamad Hindiya ku taalla oo xukmisay in haweeneyda Muslimadda ah ay furi karto ninkeeda

Waa maxay waddooyinka haweeneyda Muslimadda ah uga bannaan inay furto ninkeeda? Maxkamadda Sare ee Kerala ayaa arrintaas ka gaartay go'aan kaddib dood...

Ciidamo horleh oo Puntland ka goostay oo is-dhiibay

Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweysay saraakiil iyo ciidan hor leh oo kasoo goostay maamulka goboleedka Puntland, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen...