Home Tags Is

Tag: is

Latest News

Farmaajo oo taageero u muujiyay howlgalka dowladda Itoobiya ka wado Gobolka Tigray

Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda Itoobiya ku taageeray dagaalka ay ka wado Gobolka Tigray ee ay ugu magacawday howlgalka sharci fulinta.

Al Shabaab oo gubtay 7-gaari oo xamuul siday iyo Dowlada oo War kasoo saartay

Dowlada Soomaaliya ayaa ku eedeesay kooxda Al Shabaab in ay gubeen 7-gaari oo nuuc xamuulka qaada ah kuwaa oo ka baxay magaalada...

Musharixiinta ku shirsan Muqdisho oo Sheekh Shariif u doortay shir guddoon!

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee 2021 oo ku shirsan maalintii 4 aad magaaladda Muqdosho ayaa gudooomiye u doortay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna...

Netanyahu oo si qarsoodi ah ula kulmay Maxamed Bin Salmaan me

Warbaahinta Israa'iil ayaa ku warrantay in Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu si qarsoodi ah ula kulmay dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Baydhabo ka furay Mashruuc horumarineed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay hay’adda Qatar...

Nin ay aad isugu dhawyihiin Trump oo ugu baaqay inuu aqbalo in loogaga adkaaday...

Mid ka mid ah shakhsiyaadkii muhiimka ah ee aadka ugu dhaw Donald Trump ayaa waxa uu ku boorriyey in uu iska dhaafo...