Home Tags Iska

Tag: iska

Latest News

Saciid Deni oo Mamnuucay banaanbaxyo laga abaabulayo Magaalada Boosaaso

Maamulka  Puntland ee gobolka Bari ayaa shacabka Magaalada Boosaaso u sheegay in la mamnuucay isu baxyada iyo kulamada kale ee dadweynaha

Waan-waantii laga dhex waday Rooble & midowga musharraxiinta oo guul dareysatay

Warar lagu kalsoonaan karo oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay guul dareysteen dadaallo lagu doonayo in lagu dhex-dhexaadyo ra’iisul wasaaraha xilka...

Puntland oo shuruudo ku xirtay ka qeybgalka shirka doorashada

War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan dalka. Garowe ayaa shuruudo ku...

Beesha Caalamka oo farriin cusub kasoo saartay is-mari waaga doorashada

Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada inay si deg deg ah kulan isugu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ” Heshiiskii 17-kii September waa heshiis taagan oo u baahan in...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb: Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta Dowladda uga warramay Kulankii gaarka ahaa ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ay...

Dowladda Soomaaliya: “Mudaaharaad hub wata oo dad hubeysan wataan sideeba lama ogolaan karo”

Dawladda Soomaaliya ayaa ku celisay in aanay ogoleyn dibadbaxyo laga dhigo magaalada Muqdisho maalin uun kadib markii xubnaha midowga murashaxiinta ku baaqeen...