Home Tags Kasoo

Tag: kasoo

Latest News

Puntland oo ‘diyaarisay’ xubnaha ku metalaya guddiga doorashada ee heer federaal

Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in saacadaha soo socdo madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqi doono xubnaha uga mid noqonaya guddiga doorashooyinka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Golaha Wasiirrada XFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee...

Taliyaha ciidanka booliska Oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Magaalada Muqdisho

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha qeyb-ta guud ee gobolka banaadir taliyaha ciidamada sida gaar ah u...

Turkiga oo Tababar aan caadi aheyn siinaya ciidamo katirsan milatariga Somalia

Waxaa xerada tababarka ee Turkisom ee magaalada Muqdisho tababar cusub looga furay 450 askari oo kamid noqon doona Ciidamada lugta ee milatariga...

Dowladda Soomaaliya oo Talyaaniga la saxiixatay mashruuc lagu dhisayo Biyo xireenka Beledweyne

Mashruucan ayaa isugu jira dhisme biyo xireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee wabiga Shabelle ku sameeyo...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Oo Gaaray Degmada Luuq

General Odowaa Yuusuf Raage taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadihii la soo dhaafay safar dhinac dhulka ah...