Home Tags Khan

Tag: khan

Latest News

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo la wareegtay Hub iyo gaadiid dagaal

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa shalay la wareegtay hub, gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgadud.

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee...

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee QM oo sharxay xilka loo doortay

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan, (Abuukar Baalle) ayaa toddobaadkan loo doortay inuu noqdo mid ka mid ah 21 madaxweyne...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed...

Jawar Maxamed iyo 30 qof oo kale oo Itoobiya lagu xiray

Dowladda Itoobiya ayaa xirtay dad ka badan 30 qof oo uu ka mid yahay siyaasi mucaarad ah oo caan ka ah dalkaas...