Home Tags Khans

Tag: khans

Latest News

Alshabaab oo weeraray degmada Qansax dheere ee gobolka Bay

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay iyadoo dagaalkaana uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho...

Faah Faahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax miino nuuca dhulka lagu aaso uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim Salaad ee ku dhaw Isgooska KM-4...

Itoobiya oo gacanta ku dhigtay hub, rasaas & raggii watay

Ciidamada Booliska ee ka howl-gala magaalada Addis Ababa ayaa gacanta ku dhigay hub fara badan, rasaas iyo raggii watay.

Nin Soomaali Oo Xaaskiisa Dilay Oo Lagu Xukumay UK

Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee waqooyiga London ayaa lagu xukumay xabsi daa,in

Turkiga oo ku riixaya Somaaliya iyo Kenya inay ka wada hadlaan Kiiska Badda

Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeyneysa sidii uu u dhex dhexaadin lahaa Soomaaliya iyo Kenya si ay uga wada hadli lahaayeen kiiska badda...

Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay oo cunaqabateeyey hogaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa liiska dadka lagu soo rogay cunaqabateynka waxaa uu ku daray seddex hoggaamiye oo Al-Shabaab ka tirsan.