Home Tags Madasha

Tag: madasha

Latest News

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamulada oo isku fahmay Dhismaha Sadex Guddi

Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda maamul Goboleedyada isku fahmeen dhismaha sadex...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qaraxii Balack Sea

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga G/banaadir ayaa la...

C/casiis Lafta Gareen “Kuraasta dadka qaar ku fadhiyaan waa looga xaq leeyahay”

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ka qeyb galay kulan casho sharaf ah oo uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duulimaadyada gudaha ee garoonka Aadan Cadde oo hakad galay iyo sababta ka dambeysa

Wararka saaka laga helayo Aadan Cadde ayaa sheegaya inay hakad ku jiraan duulimaadyada gudaha ee garoonkaasi. Ilo wareedyo lagu...

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Safiirrada Caalamka u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo...