Home Tags Malaysia

Tag: malaysia

Latest News

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaano xalay kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia kula Kulmay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Wararka...

Xaliimo Yarey oo gaartay magaalada Dhusomareeb oo marti galineysa shir Xasaasi ah

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaartay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey).

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Masar iyo Ethiopia ee Nile

Masar, Ethiopia iyo Sudan ayaa ku guul-darreystay inay heshiis ku gaaraan wareeggii ugu dambeeyey ee wadahadalladii uu marti-geliyey ururka Midowga Afrika ee...

Mursal oo ku dhowaaqay go’aan culus: “Ma aqbaleyno doorasho dadban”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si adag uga hor yimid go’aamadii kasoo baxay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Khayre iyo madaxda maamul goboleedyada oo tegaya Garoowe

Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo madaxweynayaasha maamul...

Madaxeeyna Farmaajo oo ka qeyb galey shir madaxeedka IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka...