Home Tags Muuqaal

Tag: muuqaal

Latest News

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii Qaran...

In ka badan 75 milion oo ka codeeyey doorashada Mareykanka

Iyadoo ay ka harsan tahay wax ka yar hal todobaad ayaa in ka badan 75 milion oo qof ay codadkooda ka dhiibteen...

Maxaa taliyahan dagaalka ku jira ku qasbay in “canshuurta Al-Shabaab uu bixiyo”?

Deegaannada ay gacanta ku hayaan al-Shabab, dad kooxdan jihaad doonka ah u qaabilsan canshuur aruurinta ayaa si toos ah u taga dukaamada...

Maxaadan ogeyn oo uu Sheekh Shariif ka wadaa magaalada Muqdisho?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib bilooyin dhowr ah oo uu ku...

Dadka Mareykanka oo looga digay weeraro argagixiso oo ka dhici kara dalalka Khaliijka

Safaaradda Mareykanka ee Imaaraadka Carabta  ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinta Maraykanka, taas oo  ku saabsan suurtagalnimada in kooxaha argagixisadu weeraro...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay aflagaadadii lagula kacay Suubanaheena CSW

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi...