Home Tags Oo

Tag: oo

Latest News

Dowlada Itoobiya oo war ka soo saartay ‘raali-gelintii’ Farmaajo ee Somaliland

Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay raali-gelintii uu Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya uu dhowaan ka bixiyey xasuuqii Siyaad Barre ee deegaanada...

Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal bilaabay xili labo culees uu saaran yahay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ka bilaabay abaabul dagaal ka dhan ah...

Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo saakay xiran iyo Sababta oo la ogaaday

Waxaa saakay xiran qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxaana wadooyinkaasi la xiray lasoo dhigay ciidamo badan iyo gaadiidka...

Maraykanka oo markale duqeyn ka geystey degmada Jilib

Diyaaradaha aan duulyaha lahayn ee ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn kale ka geystey degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen...

Maxay tahay sababta madaxweyne Donald Trump loogu qabsaday sawirkan?

Madaxa ololaha doorashada ee madaxweyne Donald Trump ayaa masaxay sawir uu soo dhigay barta Twiter-ka ee ololaha doorashada ee Madaxweynaha.