Home Tags Thursday Night Football

Tag: Thursday Night Football

Latest News

Walaac laga muujiyey in dib loo dhigo doorashada Soomaaliya

Maalmihii u dambeeyay waxaa soo kordhayey walaaca ay beesha caalamka iyo siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya...

Askarigii shaqada ku waayay dhimashada ninka madowga ah oo xabsiga la dhigay

Nin laga eryay xubinnimada ciidanka booliska Mareykanka kaddib dhimashadii nin madow ah oo aan hubeysneyn ee ka dhacday magaalada Minneapolis ayaa xabsiga...

Guddi baaritaan ku sameeya dadkii lagu laayay deegaanka Gololey oo la magaacabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi baaritaan dhab ah ku sameeya dhalinyarad ka howlgaleysay xarun caafimaad oo kutaala...

Iska horimaad ka dhashay is-hortaag lagu sameeyey madaxweyne Waare

Hal qof ayaa dhintay mid kalena wuu dhaawacmay kadib markii maleeshiyo hubeysan ay is-hortaag ku sameeyeen kolonyo gaadiid ah oo uu la...

Faahfaahino ka soo baxaya cida ka dambeysay dhalinyarada lagu laayey duleedka Balcad

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cida ka dambeysay dilka dhalinyaro ka kooban 8 qofood oo meydadkooda la soo dhigay degaanka...

Bannaanbaxyo ka dhashay ninkii madowga ahaa ee lagu dilay Minneapolis

Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ka socda banaanbax looga soo horjeedo dil loo gaystay nin madow ah oo aan hubaynayn.