Home Tags Ugu

Tag: ugu

Latest News

Barlamaanka labaad ee maamulka HirShabeelle oo lagu dhawaaqayo iyo xiisad xooggan oo taagan

Wararka aanu ka helayno magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo baarlamaanka labaad ee maamulkaasi,...

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo gaaray dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Istambul ee dalka Turkiga, isagoo si heer...

Taliye Xijaar oo la kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug

Wafdi uu hogaaminayoTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliya jeneraal Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka  Galmudug waxaana xafiiskiisa...

RW ku-xigeenkii hore ee Somalia oo ka degay Hargeysa ka dib cafis uu u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, halkaasoo si weyn loogu...

Erdogan oo xaqiijiyay in Turkigu tijaabiyay nidaamka difaaca S-400

Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Turkiga ayaa umuuqata mid sii kordheysa, ka dib erayo kulul oo ay isweydaarsadeen labada dal ee xulufada...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga dagmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala...