Home Tags Uu

Tag: uu

Latest News

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Safiirrada Caalamka u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo si rasmi ah xilkiisa ula wareegay

Munaasabad uu xilka kula wareegay Ra’isul wasaaraha cusub ee xukummadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacday aqalka madaxtooyada jamhuuriyadda...

Madaxweyne Farmaajo: “Soomaaliya lama kala gooynayo cid aqoonsaneysa gobal ka tirsan Soomaaliyana ma jirto”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo marti ku ahaa barnaamij lagu qabtay magaalada Muqdisho uuna soo qabanqaabiyay Machad dhanka cilmi-baarista ah oo...

Madaxweyne Farmaajo oo eedeyn culus u jeediyey suxufiyiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo ka qeyb-galayey dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan wada-shaqeynta...

Khilaaf soo kala dhex galay Madaxweyne Qoorqoor iyo Saraakiisha Milateriga

Khilaaf ayaa soo kala dhex galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Saraakiisha Ciidanka Milateriga ee qeybta 21aad, khilaafkan ayaa ka dhashay hub...

Ciidamada Kenya oo dad hor leh ka qafaashay gobolka Gedo

Ciidamada Kenya u qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada ayaa saacadihii lasoo dhaafay dad hor leh ka qafaashay deegaano hoostaga degmada...