Home Tags Virus

Tag: virus

Latest News

Maxay tahay hawsha guddiga ay ku heshiiyeen mucaaradka iyo dowladda Somaaliya?

Kulan ay Khamiistii magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda mucaaradka oo ay wehlinayeen qaar ka mid ah madaxweyneyaasha maamul...

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo...

Beesha caalamka oo qaadeysa tallaabo muhiim ah kadib heshiiskii mucaaradka iyo DF

Beesha caalamka ayaa qaadeysa tallaabo kale oo loogu sii gudbo wajiga labaad ee hirgalinta heshiisyada doorashada kadib markii ay ku guuleysteen iney...

War-Murtiyeed rasmi ah oo laga soo saaray Shirkii Rooble & Musharaxiinta

Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah soo gebageboobay shir saacado badan qaatay oo ay maanta iskugu yimaadeen RW Somalia Maxamed Xuseen Rooble...

Puntland Oo Ciidamo Fara Badan Dhigtay Boosaaso

Laamaha amniga maamulka Puntland ayaa maanta waxaa ay ciidamo fara badan ku daadiyeen wadooyinka waa-weyn, magalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Madaxweyne Biden oo laalay xayiraadii saarneyd soogalootiga Mareykanka

Madaxweynaha Joe Biden ayaa laalay wareegto uu hore u soo saaray madaxweynihii isaga ka horeeyay, taas oo hor istaagtay in badan oo...