Home Tags Yimid

Tag: yimid

Latest News

War-Murtiyeed rasmi ah oo laga soo saaray Shirkii Rooble & Musharaxiinta

Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah soo gebageboobay shir saacado badan qaatay oo ay maanta iskugu yimaadeen RW Somalia Maxamed Xuseen Rooble...

Puntland Oo Ciidamo Fara Badan Dhigtay Boosaaso

Laamaha amniga maamulka Puntland ayaa maanta waxaa ay ciidamo fara badan ku daadiyeen wadooyinka waa-weyn, magalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Madaxweyne Biden oo laalay xayiraadii saarneyd soogalootiga Mareykanka

Madaxweynaha Joe Biden ayaa laalay wareegto uu hore u soo saaray madaxweynihii isaga ka horeeyay, taas oo hor istaagtay in badan oo...

R/W Rooble iyo Musharaxiinta oo gaaray Hotel Decale iyo iyo kulan toos ah oo...

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno la socda ayaa  goordhaw gaaray Hotelka Decale ee ku dhax yaala Garoonka...

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo  Howlgal ka sameeyay Deegaano hoosyimada Deegaanka Awdiinle ee  Gobalka Baay ayaa...

Saciid Deni oo Mamnuucay banaanbaxyo laga abaabulayo Magaalada Boosaaso

Maamulka  Puntland ee gobolka Bari ayaa shacabka Magaalada Boosaaso u sheegay in la mamnuucay isu baxyada iyo kulamada kale ee dadweynaha