Dowladda Kenya oo dib u dhigtay qorshe qaxootiga Soomaalida ay dalkooda dib ugu soo noqon lahaayeen

0
851

DadaabRefugeeCamp20130411Xukuumada wadanka Kenya ayaa dib u dhigtay kulan caalami ah oo looga doodi lahaa sidii Soomaalida qaxootiga ku ah wadanka Kenya dib loogu soo celin lahaa wadanka Soomaaliya.

War ay soo saartay wasarada arrimaha dibada iyo ganacsiga caalamiga eewadanka Kenya ayaa sheegtay in shirkii lagu waday inuu dhaco inti udhaxeysay 28-ki ilaa iyo 29-ki bishan agust dib loo dhigay si fursadloo siiyo xukuumada Somalia oo dhanka tashiga iyo uruurinta fikradahacalamka sidii Soomalida ku nool wadanka Kenya guryahoda loogu soocelin lahaa.

Kenya waxa ay sheegtay in kulanka ay iskaashi kala sameysay dowladafederaalka Somalia iyo hay’adda qaxootiga QM u qabilsan marka magacedalasoogaabiyo loo yaqano UNCHR.

Wasarada arimaha dibada wadanka kenya aya shegtay in kulanka uu baqday27-ki bishaan oo lagu waday inuu ka dhaco magaalada Mombasa ee wadankakenye waxana hadafka uu ahaa sidii qaxootiga Soomaalida wadankasikenya ku sugan si aamin ah ay dalkoda ugu soo laaban lahayeen. Kenya waxa ay marti galisay 650,000-qof oo Soomaali ah oo ku jiraxeryaha qaxootiga wadankasi Kenya.

Somaliweyn