Qurba jooga Soomalida oo ku kala yimid meelo kala gedisan aduunka ayaan markii ugu horeysey muddo dheer ka dib ayaa si weyn ugu ciidey magaalada Muqdisho.
Qurba jooga ayaa wajigooda ka muuqatey farxad iyo reen-reen ayagoo xiiso weyn u qabey iney walaalahooda Soomaaliyeed kala qeyb galaan munaasaba ciida barakeysan.
Daawo sawirada: