Qarax miino oo lagu qariyay gaari uu lagaa gudoomiye ku xigeenka Degamda Kaaraan oo yaalay iridka hore ee xarunta degmadaas ayaa waxaa qarxay gaarigii oo bur br soo gaaray.
Qarx waxaa ku dhaawacmay haweeney Dhaqtar ka hayd degamada oo dhawaceeda loola cararay isbitaal ayadoona uu gaariga qarax lagu soo qariyay uu bur bur soo gaaray.
Dadka deegaan ka ayaa sheegay in gaariga uu lahaa gudoomiye ku xigeenka degmada Kaaraan lagu soo qariyay miino taas oo ku qaraxday gaariga oo yaala meel aan ka fogey afaafka hore ee xaranta degmada Kaaraan.
Waxii faah faahin kasoo kordha kala soco wararkeena danbe.
source: Warkii