Fadhiga Baarlamaanka oo kooram la’aan u baaqday Maanta

0
927

Barlamaanka20130702Kulanka Baarlamaanka Maanta oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa waxa uu u baaqday sababo Kooramka oo aan soo buuxsamin.

Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo Warebaahinta kula hadlay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa Baarlamaanka ku eedeeyay in ay gabeen howshii ay u igmadeen Shacabka Soomaaliyeed.

Sikastaba Maanta ayaa loo madlanaa in Xildhibaanada Baarlamaanka ay yeeshaan kulan xasaasi ah oo arrimo badan ay ku falanqeeyaan kulan xasaasi ah oo arrimo badan ay ku falanqeyn rabeen.

Shabelle