MARXUUM G/le Sare Duuliye Maxamed Cabdulqaadir Cilmi “Shuxle”

0
2290

MaxamedCabdulqadirCilmiAUNSarakiisha magacoodu hoos ku qoran yahay & Guud ahaan Talisyadii Guud ee Ciidammadii Qalabka Siday ee Somaaliya iyo gaar ahaan Ciidankii Cirka ee Xoogga Dalka Somaaliyeed, ayagoo ka tiranyeeysan geerida ku timid Alle ha u naxaristee G/le Sare Duuliye Maxamed Cabdulqaadir Cilmi “Shuxle” oo 29kii August 2013 ku geeriyooday dalka Switzerland waxeey tacsi tiraanyo leh u dirayaan, qoyskii, qaraabadii iyo asxabtii uu marxuumku ka baxay, Ciidankii Cirka Somaaliyeed iyo guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed meel ay joogtaba.

Waxaana Ilaahey uga baryeynaaa inuu jannadii fardoowsa inuu marxuumka ka waraabiyo, dhammaantayana samir & imaan Ilaahay naga wada siiyo. Amiin!!!!

Magacyada Sarakiisha tacsida diraya:

S. Guud Maxamed Cali Samantar
S. Gaas Ismaciil Axmed Ismaciil
S. Gaas Cumar Xaaji Maxamed
S. Gaas Yuusuf Axmed Salxaan
S. Gaas Axmed Sahal Cali
S. Gaas Cabdulqaadir Sheikh Cali Diini
S. Gaas Faarax Axmed Cumar “Qare”
S. Gaas Duuliye Suleymaan Qambi
S. Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarsho”
S. Guuto Maxamed Cali Sharmaan
S. Guuto Cabdiraxmaan Warsame Cilmi “Caare”
S. Guuto Cabdulaahi Cali Cumar
S. Guuto Saciid Faarax Warsame “Gooje”
S. Guuto Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Bayr”
S. Guuto Maxamed Cali Abokor
S. Guuto Cali Ismaciil Maxamed
S. Guuto Danjire Mussa Xassan Sheikh Cabdulle
S. Guuto Maxamed Saalax Xaaji Axmed
S. Guuto Maxamed Aadan Axmed
S. Guuto Cismaan Sheikh Cali “Gaabo”
S. Guuto Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis
S. Guuto Axmed Warsame Maxamed
S. Guuto Maxamed Cusmaan Nuur Qaadi
S. Guuto Cabdinasser Xaaji Xaashi
S. Guuto Maxamed Xuseen Dauud “Iminka”
S. Guuto Cabdulaahi Axmed Yuusuf “Cirro”
S. Guuto Xuseen Maxamed Shuqul
S. Guuto Maxamed Jaamac Galaydh “Boodhe”
S. Guuto Cabdiwahaab Makahiil Maxamed Xuseen
S. Guuto Dr. Cabdi Xaaji Xaashi
S. Guuto Cusmaan Maxamed Samantar “Fatiig”
S. Guuto Cabdicasiis Cali Barre
S. Guuto Duuliye Maxamuud Sheikh Cali “Dable Pilota”
S. Guuto Axmed Maxamed Maxamuud “Carab”
S. Guuto Axmed Sheikh Maxamed “Maajo”
S. Guuto Inj. Cumar Cabdulaahi Handi “Soorag”
S. Guuto Inj. Axmed Maxamed Sheikh Xuseen “Qalcad”
S. Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen
S. Guuto Maxamed Aadan Biixi
S. Guuto Xassan Mohamed Cali
G\le Sare Cabdicasiis Xassan Cali “Uomo”
G\le Sare Cabdiraxmaan Sheikh Ciissa
G\le Sare Maxamuud Samantar Axmed
G\le Sare Xaashi Muuse Maxamed
G\le Sare Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji “Afbuur”
G\le Sare Muunye Maxamed Cali “Calawi”
G\le Sare Duuliye Maxamed Barkhadle “Gaarane”
G\le Sare Duuliye Ali Mohamed Hassan
G\le Sare Cabdulaahi Axmed Warfaa
G\le Sare Axmed Sheikh Saalax Maxamed
G\le Sare Cabdirisaaq Isaaq Biixi
G\le Sare Cabdulaahi Warsame Takar
G\le Sare Dr. Cabdulaahi Aadan Gaas
G\le Sare Dr. Cali Nuur Axmed
G\le Sare Dr. Abdiraxmaan Sheikh Abukar “Bakaa”
G\le Sare Ugaas Xassan Ugaas Yasiin Ugaas Cabdiraxmaan
G\le Sare Maxamed Faarax Caliyoow
G\le Sare Muuse Maxamed Abtiyow
G\le Sare Maxamed Faarax Wacays
G\le Sare Maxamed Xassan Xuseen “Dhool”
G/le Sare Cabdulqaadir Maxamed Galbeeyti “Eks”
G\le Sare Abukar Haji Warsame “Xuut”

Sidoo kale waxaa tacsidan iy murugadan qayb ka ah dhammaan Sarakishii, S/Xigenkii iyo Dableydii hore ee Ciidankii XDS, gaar ahaan dhammaan xubnihii Ciidankii Cirka Somaaliyeed oo dacalada adduunka ku kala firirsan.

Jannadii fardoowsa Alle ha ka waraabiyo, dhammaantayana samir iyo imaan Ilaahay ha naga wada siiyo. Amiin!!!!

 

Riix halkan si aad Tacsidaada ugu qorto bogga tacsida ee markacadeey