Odayaasha Beelaha Hawiye oo ka hadley go’aankai Beelaha Digil & Mirifle

0
906

XaadOdayaashaBeelahaHawiye

 

Dhagayso Odayaasha

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa Dhankiisa Si Adag Uga Hadlay Amuurtaasi Wuxuuna Sheegay Sidoo kale in Odayaasha Digil laga rabo inay ka fiirsadaan go’aanka Dowladda ay ka qaateen oo uu sheegay inay ku fududaan.

Nadboonka Ayaa Sidoo kale banaanka Soo Dhigay Arimo Badan oo Jira, Waxayna Arintaani kusoo Beegmaysaa Iyadoo Odayaasha Digil iyo Mirifle ayaa kaga cabanaya Dowladda Soomaaliya Heshiiskii Horu socodka ahaa ee Dawladu Lagashay maamulka JUBA.

 

Somaliweyn