Qarax xoogan loo loo adeegsaday miinoyinka kor laga hago ayaa Saaka Aroortii hore ka dhacay Ex Control Balcad ee degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.
Ma jiraan waxa khasaara ah oo uu gaystay Qaraxa miino ee maanta ka dhacay Degmada Heliwaa iyadoo dadka deehgaanku ay sheegayaan in xiliga Qaraxa dhacay ay jidaas uu ahaa mid cidla oo waqtiga aroornima ee Geeska Afrika.
Saraakiisha Amaanka ee degmada Heliwaa iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ilaa iyo Iminka ka hadlin Qaraxa Miino ee ka dhacay Ex Countrol Balcad halkaas oo si weyn looga dukaamaysto.
Source: Waasan