Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu qabtay dalka Masar

0
938

tahriibayaalSomaaliXafiiska sirdoonka wadanka Masar ayaa war laga soo saaray lagu sheegay in ciidamada dhanka soodinta wadankasi ay gacanta ku dhigeen 14-qof oo isugu jira Somalia iyo Ethiopian kuwaasi oo la sheegay in si sharci dara ah ay ku gali rabeen wadankasi Maser.

Korneel xasan al-suhaaji agasimaha amaanka degaanka Aswan ayaa sheegay in 14-qof oo doonayay si dhuumaleesi ah ay ku galaan wadankasi masar.dadka la qabtay oo ay ku jiraan muwadinin Somalia ah ayaa la sheegay in labo gabar ay la socdeen.

Saraakisha sirdoonka wadanka masar ayaa sheegay in ay dadkaasi dib ugu soo celinayan wadamadooda.

Somalida sida dhumalaaysiga ku gasha wadamada calamka qar kod ayaa waxa ay yihiin kuwo wadamadasi ka baadi gooba nolol ka wanagsan mida Somalia oo ay dhibaatoyin kala duwan ay ka jiraan.

Somaliweyn