Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in Xalay Dagalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay Weerar xoogan ku qaadeen Garoonka Diyaaraha Magaalada Kismaayo.
Dagaalyanada Ururka AL-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in Marka Hore Weerar Madaafic ay ku qaadeen Garoonka Diyaaraha kadibna Dagaal Foo ka fool ah ay ku qaadeen Fariisin Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen Garoonka Diyaaraha Magaalada Kismaayo.
Ma cada qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashaay weerarka Ururka Al-Shabaab Xalay ku ekeeyeen Garoonka Diyaaraha Magaalada Kismaayo.
Saraakiisha Ciidamada Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaan wax war ah ka soo saarin weerarka Xalay.
Warkii