Ogeysiis: Salaada Ciida ee magaalada Den Hag ee Holland

0
929

DanhagHollandWalaalaha Soomaaliyeed ee deggan magaalada Den Haag iyo nawaaxigeeda ee dalka Holland,waxaa la ogeysiinaya in salaadda ciidda arrafo oo ku aadan maalinta Talaadada ah,taariikhdu tahay:15/10/2013,lagu tukan doodo meesha lagu magacaabo:

Zwembad de Houtzagerij,

cinwaankana waa:

Hobbemastraat 93, 2526 JG Den Haag.

Qofku wuxuu soo raaci karaa Tram 6,wuxuuna uga degaya,Vaillantplein ama wuxuu soo raaci karaa bus 130 isla halkaas ayuuna uga degaya,hadduu soo raacana bus 25 wuxuu uga degaya Ruysdaalstraat.

Meesha lagu tukanayo waxaa si rasmi ah loo furaya toddobada aroornimo ee maalintaasi salaasada ah, salaadda ciidana waxaa la tukanaya 08:10 daqiiqo, kaddibna waxaa ku xiga khudbada ciidda.

Haweenka iyo gabdhaha waxaa loogu talogalay meel u gaar ah,raggana sidoo kale, khudbada kaddibna waxaa carruurta loogu talogalay barnaamijyo xiiso leh.

Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad la soo xiriiri kartaa:

E-mailka:Stg.secio.@hotmail.com ama Tel. Masjidka oo ah: 070367428