Al shabaab oo digniin u diray milkiila yaasha Hotelada Muqdisho

0
951

Afhayeenka dhinaca Ciidamad Alshabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo warbaahinta qaar la hadalay ayaa digniin u diray milkiila yaasha Hotelada Muqdisho taas oo ku aadan in ay joojiyaan shaqsiyaadka Dowlada katirsan iyo kuwa Ajnabiga ah ay dagaan Hoteladooda.

Waxa uu sheegay in Hotelada qaarb lagu ay dagan yihiin wax uu ku tilmaamay Caddowga Ilaahey isla markaana ay ku beegsan donaan hadba Hotel walba oo ay jogaan.

Abuu Muscab ayaa sidoo kale sheegay in la gaaray hadafkii laga lahaa qaraxii xalay ka dhacay hotelka Maka Al mukarama waxana uu carabka ku adkeeyay in ay beegsan donaan kuwa kale ee ay dagan yihiin shaqsiyaadka ay doon doonayaan.

ShabaabBarawaCiida